Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Sheekh Xasan Dahir Aweys oo Xabsiga loo Dhaadhiciyey

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo xubno taageerayaashiisa ah oo la socday, kuwaasoo xalay fiidkii laga soo dajiyay garoonka...

War Deg Deg Ah:- Xasan Daahir Aweys oo ka degen Magalada Muqdisho

Waxaa goor dhowayd oo maanta ah soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi beeleed ay dowlada soomaaliya horay ugu dirtay magaalada cadaado ee maamulka ximin iyo...

Qarax ka dhacay Magalada Baydhaba oo geystey Dhimasho iyo Dhawac

Qarax qasaare geystey ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Bay. Qaraxan ayaa la sheegayaa in waxyaalaha qarxa lagu soo xirey...

Dagaal aad u Culus oo Maalintii labaad ka socda Magalada Kismaanyo

Dagaal culus ayaa lagu soo waramayaa in uu saaka dib uga billowday Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaasoo dabo socda kii shalay...

Wafdigii wadahadalada la lahaa Sheekh Xasan Daahir oo sheegey inuu ogolaadey inuu tago Muqdisho

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa la sheegay inuu ogolaaday inuu xildhibaannadii iyo waxgaradkii dhawaan gaaray degmada Cadaado uu u raaco Muqdisho, kaddib wadahadallo maalmo...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img