Ogeysiis:- dhamaan shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya

17
22

ogay2Dhamaan shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya waxaa la ogeysiinayaa in ey ka qeyb qaataan warqad petition ah looga soo horjeedo falka ey ciidamada amisom gaar ahaan Uganda iyo Burundi ey ka fuliyeen magalada beydhabo falkaas oo ahaa in ey hor istaag ku sameeyaan shacab ka wada tashanaayey mudo ka badan hal sano sidii ey ku sameysan lahaayeen maamul ka turjumaaya danahooda.

Waxaan idinka codsaneynaa in aad magacyadiina kusoo qortaan emailka aan hoos kusoo qori doono si aan ugu gudbino European Union, United Nations iyo Igad uguna sheegno in Amisom ey tix geliso rabitaanka shacabka sida nabada ah u sameysana maamul howshii wadanka loo keeney ee aheyd nadab gelyada iney ilaaliyaana eysan ka leexan.

Idinkoo mahadsan isku deyna in aad nagala qeyb qaataan petition kan aan ku raadineyso in la dhowro xuquuqda shacabka koonfur galbeed somaliya waqti badan kuguma qaadaneyso in aad magacaada emailkan hoos ku qoran inoogu soo gudbiso iyo weliba meesha aad joogto mahadsanidiin dhamaantiin.

Emailka aad isticmaali kartaa waa

koonfurgalbeedsomaliyastate@gmail.com

emailka aad kusoo diri karto magacaada mar labaad waa

koonfurgalbeedsomaliyastate@gmail.com

 

Daafeet.Com

17 COMMENTS

  1. Bismilaah marka hore aniga waxaan dhihilahaa fikirka hada aan kutaagan nahay waa in aan laga leehanin oo sida aan ubilowney dhamaadkiisana waa in aan lameelmariyo (6) gobol ee k galbeed insha allaah caalamkana waxaan kacodsaneynaa taageero 100./ tankale hadii aanunahay k galbeed magaca amisom waa laga maarmikara maxaa yeley awalba anaga ayaan ciidankeena iyo waxweliba oo aa dhaxdena ah

  2. waan taagyer sannahay shirka beydhabo maamulka konfur.galbeed soomaaliya haladhiso thanks

  3. WALAALAYAAL WAAD MAHAD SAN TIHIIN WARBAAHINTA DAAFEET WARBAAHINTA ISHA BAYDHABO IYO WARBAAHINTA WAAJID WARBAAHINTA UGU FIICAN DAD WADANIYAAL AH MARKAST SAACAD WALBA WAKHTIGOODA U HURAAN WALAALAYAAL MAALIN MAALIN KA MID AH AYAA TAARIIKHDA IDIN XUSI DOONTAA TAAS WAXAAN ULEEYAHAY MARWALBA WAXAAD U TAAGAN TIHIIN INAAD UMADIINA KU ABTIRSADA KOOFUR GALBEED INAAD USOO GUDBISAAN XAQDARADA LAGU HAYO AAN DHAMAADKA LAHEYN WALAALAYAAL HAKA DAALIN INAAD U EDEEGTAAN MARXALADA HADA LAGU JIRO WAA MARXALADA AAD IYO AAD UDHIBADAN WALAALYAAL DAAFEET.COM IYI ISHA BAYDHABO IYO WAAJID.COM WAAD KU MAHADSAN TIHIIN

  4. Ani waxa qaba in lasiwado dedalkani an lojojin madaxweaha xamar ii wixi lamid ah waayo wa qabil shaati lo geliyo mana yelaynan in an wax dhisano wa kuwi ad Kasi jirten weli goda degal kuso qadi kirin ami soma ya laiskuhalaynin ha lasameyo cida qaran inshaallah gul kgsomali

  5. Magacayga waa adan dhalxa waxaan joga south sudan waxaan sikukul u canbbaaraynaynaa anigoo kuhadlaya magaca jaaliyada s.sudan falkii ay kukaceen siidamada amisom oo ka amar qaadanaya dowlada mugdisho.waxaan kale oo canbaraynayna madaxda sare dm ujira dowlada oo aan dhihikaro damiirlaawiyaal oo waxaay sugayaan in odayaasha lalaayo kadib ayaga looyimaado

  6. magacaygu waa maxamed axmed oo ku magac dheer awees gaga amison shir ay xiratay wax ba ma ,ahan ee mushkilada taagan waxaa waaye qilaafka u dhexeeyo beesha haday meesha ay is ku duubantahay wax ka hor imaan doono malahan wlh ee waxaan leeyahay beelay isku duubnaada oo ahaada kuwii iska celyo cadawoodag oo asaliga ah aniga saas ayaan ku talinayaa somalina waxay ku maah ,maahaan is kaashato makufto waana run waana idin salaamay dhamaantiina hanoolaato digil iyo mirifle

  7. waxaasi wax soconaayo maahan sabatoo ah dadka gobolka horey in ay usocdaan mooyee cid hor istaagi karto malahan sidasi ogaada hordadii wa laga kacay jiif majiro dadkii aad mku ogeed in heefaan hada way soo jeedaan sidaasi lasocda

  8. A/c waxaan leeyahay wax alla wixii danta guud koonfur galbeed waa in la fuliyaa wixii ka soo hor jeeda waa in si wada jir looga soo hot jeestaa w/c

  9. Magaceygu waa bakar jey,waxaan ku noolahay hargeisa. Waxaan aad u cambaareyneynaa falkan foosha xun ee ay ku dhaqaaqeen amisom&ma naxayaasha caadeystay inay dhibaan rayidka masaakiinta ah,way soo jeedaan umadeena,hurdadiina way ka tooseen,ogaada ayaan leeyahay nabadgelyo.

  10. Asc walaalay marka hore iga gudo salan kujirto galgcyl aan uqawo inan helno hadanu nahay rer k/galbed maamula inan sameysano oan udhanahay dhaman dadka dagan konfur galbeed
    tankale walalayal waxan uarka shirkan ay kahor imaden dowlada inay kuqaldamen ayna kahor imaden rabitan shcabka k/galbeed mahadsanidin

  11. Walaal marka hore waan idin salaamay waxaan ku noolahay wadanka ingiriiska magaladda london aad ayaan uga xumahay dhibaatadda mar walba lala daba taagan yahay dadka digil iyo mirifle waxana usoo jeedinayaa inay u midoobaan sidii maamul iyagga u gaar ah u samaysan lahaayeen aniga waxaana ahay nin digil iyo mirifle oo hubeer ah

  12. 3 web ley maamulkan 6 da gobol lo dhisayo u ordaayo oo hoolo aduunyo ka doortey sharaftooda wa ishabaydhaba.com iyo daafeet.com iyo baidoamedia.com wa sedahda si gooni ah dm uGu shaqeya madahdooda wahan ka codsaneynaa in ay iska ilaaliyaan ama aysan raacin labadi web oo kale daba dhirif noqdey sida baidoanews.com iyo amaandhoorey.com ilaah dabka ay labadas web wada niima soo gaarsiyo wsc

  13. ciidamada african wadankena waxau uimadeen in ee noonabadgeliyana mise in ee qasan hadeey qas uyimadeen hanaga baxaan amisom madooneeno

  14. ascw waa guul noo soo hoyatay ee aan ku dadaalno siday u hergeli leheed ee waa in aan ku dadaalnaa sidii aan ku heli laheyd mamul dacad u ah dalka iyo dadkaba idinka ilaah waan wada gaareynaa wa bilaahi towfiiq

  15. Asc dhaman rer koofur galbed waxan leyahay
    Guul arintan aniiga wan ku guleysanay Waxad uganeysan waxa horay naftisa u huray ustad cisman
    Ma ahan wax hada nago sow dhacay In sha allah guul magacega waa ibraahin osman waxan ku
    Nolahay iswizarland koofur galbed hanolato

Comments are closed.