Dhegayso..Siidii oo inkiray dhibaatooyinkii Qoryooley ka dhacay una mahadnaqay dhiigyacab Goobaale

2
55

siidiiGudoomiyaha waqtigiisu dhamaaday ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Siidii ayaa waxa uu maanta difaacay falalkii foosha xumaa ee usugu jiray Dilka,Kufsiga,Dhaca iyo weliba Xirxirista dhalinta ee ay ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ay ka geysteen degmada Qoryooleey.

Sidoo kalena waxa uu amaan kala duldhacay qaar ka mid ah ragii gaystay dhibaatadaasi oo uu Goobaale u horeeyo.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album

2 COMMENTS

  1. GADOOMIYAHA si sax ayuu uhadlay maxaa dhiboo jira wuxuu sheegay oo dhan waasax madaxweynaha gobolka shabeelada hoose waaye suu udadaalaayo nin xil haayo oo lamid ah yaa sheegi kara majiro wuu ka
    dhax muuqdaa siyaasada runta aan iisu sheegno siidi nin lamid ah shabeelada hoose say ku hesho haduu ka dego way adagtahay runtaa aan iisu sheegno viva sidii

  2. reer shabeelaha hoose iney ninkaan dilaan ama meesha laga qaado wax kadhexeeya majiro siidii waxaan u sheegaayaa xayawaan fooqal xayawaan insha alaah goor dhaw waan soo socdaa yaan kugu soo gaarin meesha walee ayeey katahay labadeena meesha nawada qaadi doonto hadey habar gidir ku gateen aad dhul habar gidir goobaale guri haku siiyo laakin shabeelaha hoose adiga iyo wixii kugu fikir ah way ooga dhamaatay

Comments are closed.