Daawo:- Dhismo laga bilaabey xarunta madaxtooyada koonfur galbeed somaliya ee magalada baydhaba

3
28

bay1Waxaa maalintii shaley ka bilowdey magalada badyhabo olole lagu dayactirayo xarunta madaxtooyada koonfur galbeed somaliya taasoo ey iska kaashanayaan maamulka cusub iyo shacabka reer koonfur galbeed.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Maashaa allaah langundun ya lin gargaarey wal faylawo waa inii kanaa yarkaana ii wiikana bilaantana ii megelkana lanba tabarti eh qabado

  2. ASC. Dal lansheyaa iska leh mudaaharaadka kacdoon ya haaye reer Koorfur Galbeed wal ma xadaayan tuugana ma eh. Qod Qod iyo Dhuuma mareebna duulan ma ka eh. Iskaa wax u qabso yar iyo weynba dalka hal dhisooy.

  3. Waa sidaasi tashta oo dadkiina iyo dalkiina utashta umad waxey umad kutahay inat tashtaan oo cadowgooda halmeel uga soo wadajeestaan reer koonfurgalbeed noolaada waligiine cadowgiina hoos wlhi aad baan idin taagersanahay hiil iyo xoogba waan idinla garabtaganahay hadanahay dadka qurbaha kunool

Comments are closed.