Daawo:- Farsamadii Amiin Camir iyo heestii Somaalaay ha leysla doono

1
30

amiinAqristayaasha sharafta lahow hadey umadi dulowdo danteedana garan weydo howlna ey ka dhigato iney ayaga is bara kiciyaan waxaa u dambeyso foolxumadan iyo sharaf daradan, Mmaxey tahay waxa somali uga baahan tahay kenya  oo ey sidan ugu galeyso shacabka somaliyeed oo aan eheyn iney nabad gelyo u doontaan ayagoo ka ordaya dhib uu ku hayo nin kale oo somali ah ma waaney habooneyn in kooxaha dhibta wado shacabka soomaaliyeed u naxaan oo ey dhibta ka daayaan.

Saacado cali warsame oo ka mid ah faniinta somaliyeed ayaa waxaa ey ku luuqeyneysaa hees cajiib ah oo la magac baxdey somaalaay ha leysla doono balse waxaa kasii daran sawirida uu dhex geliyey farshaxanka weyn ee Amiin Camir oo mar walba kusoo bandhiga farshaxankiisa dhibaatooyinka loo geysto shacabka somaliyeed ha noqoto dalka gudihiisa ama dibadiisaba.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. ya Rabbi ugar gaar umadaada, kana qabo kuwa aan damiirka lahayn oo umada dhibka ku haya.

Comments are closed.