Dhegeyso: Wareysi dhinacyo badan taabaneyso oo lala yeeshey wasiirka k/g/s Maxamuud Cali

1
27

wasiir shireWasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamuud Cali Shire ayaa sheegay in Wasaaradiisa sida ugu dhaqsiyaha badan wax uga qaban doonto dib u dhiska Gobolada Koonfur Galbeed.

Sidoo kale Wasiirka ayaa wax aad looga xumaado ku tilmaamay dhibaatooyinka loo geysanayo Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya, wuxuuna ugu baaqay Dowlada Kenya inay ka dayso dhibaatada ay ku hayso umada Soomaalida ee ku nool dalkeeda.

Wareysiga Aan La Yeelanay Wasiir Maxamuud Cali Shire oo Dhameystiran Halka Hoose Ka Dhageyso.

wasiir maxamuud

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Shacabka Koofur Galbeed, waxay leeyihiin cadow soo jireen ah. ee Shacabka Koofur Galbeed iyo degaankooda HORROR ku ahaa intay soo jirtay dowladnimada Somalia ila iyo maanta. Cadowtanimadaas oo sal u ah QABIIL, DHAC, XASUUQ, BURBURIN, BOOB. BURCADNIMO, ISLA WAYNI, BEEN ISU SHEEGID AY IS AAMIN SIIYAN WIXII KHALDAN OO AYAGA DAN U AH, kuwaas oo ku dhisan. DHAQAN SOMALIYEED EE SOO JEEDA GOBOLADA QAAR.
    Cadowga soo jireenka ah, ee shacabaka Koofur Galbeed waxey dileen Halgamiyaal fara badan oo aan la soo koobi karin. Kuwa ugu dambeeyey oo ah. xasuuqii odayaashii guurtada Golaha Koofur Gabeed iyo Gesigii Hassan Adan Keerow. Cadowga soo jireenka umaddan. waxay ka sameeyeen dhiiga shacabka koofur Galbeed xanti aad farabadan iyo xasuuq lama iloowan ah,. waxay ka dhintaan oo meel uga soo jeedan in umaddan ka xurowdo DHAQAGOODA SOMALIYEED EE XUN, Ka dibna lala xisaabtamo waqrigeeda. Si xeel dheer u fiiriya cidaacadahooda iyo web-sdekooda fara badan sida ay uga hadlayaan Shacabka iyo Degaanka Koofur Galbeed, ma aha mid qarsoon dareenkooda cadowtanimo u qabaan Shacabka Koofur Kalbeed. waxay ka hadlayaan arimo ayaga aan waxba ka galin oo aan xaq u laheen. Iskana dhigaaya. in ay wax xukumaan oo awood qabiil sheeganaya weli. Sida muuqata waa la gaaray maanta wixii ka dambeeya SHACABKA KOOFUR GALBEED IN AYAHOODA KA TASHTAAN. si aan arintaas u dhicin. cadowga umadan wuxuu isku dayayaa xeelad kasta ee uu ku burburiyo RABITAANKA SHACABKA KOOFUR GALBEED. Waxaa looga hortagii kara isku duubnida hada ay ku socdaan. ILLAAH GAEARABKOODA HA GALO.

Comments are closed.