Daawo sawirada:- Bananbax aad u balaaran oo lagu soo dhaweynayo wasiirada maamulka koonfur galbeed oo lagu qabtey magalada baydhao

3
69

DSC02483Banaanbax lagu taageerayo Gollaha Wasiirada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka socoda Magaalada Baydhabo.
Bannaanbaxa ayaa waxaa ka qeybqaadanaya Madaxda sare ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Baay iyo shacabweynaha ku nool caasimadda Baydhabo.

DSC02483

DSC02489

DSC02498

DSC02481

DSC02509

DSC02541

DSC02487

DSC02539

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. maasha allah waa iftiin soo baxay. umadii 20 kan sano nabad rabtay oo ogoleyt inn la maamulo. maanta wexey rabaan maamul iyaga ku kooban. maasha allaah. walligiin reer nabad ahaada oo saan ku socda. insha allah waad gaareysan meesha aad rabtaan.

Comments are closed.