Daawo:- MASJIDKIi ARBACA RUKUN OO GURI LAGA DHIGTEY MASHAAKILKA ADUUNKA

2
166

MINI LA YAABO YAASIINKA!!!

masajidMasaajidka Arbaca Rukun ee taariikhda dheer ku leh magaalada Xamar iyo Somaaliyaba ayaa waxaa la sheegay sida ku cad youtube videoyahaan hoos ku tilmaaman inuu noqdey guri ay ku nool yihiin qoysas.
MAXA HARAY OON KA HADALNA!

Qormadaani ma ku saabsane taarikhda MASJIDKA, lakin waxey wax yar ka cabireesa sida eey dad badan uga fajaceen marka eey ogadeen arintaan aan horey loo arkin lona maqliin. Burbur kasta ha dhaco, dagal sookeey ha dhaco side lo macneey kara in qolo inta ka soo rarato gobolada eey misane masaajid ALLE dagto oo eey guri dhigato. Meel iska dhig in aan la ixtiraamin taarikhda cimiriga dheer oo leeyahay MASJIDKI ARBACA RUKUN ee Xamar Weyne ku yaalo, damiirke ku sinaayo in aat xeratid oo dagtid MASJID eey umada ku dukato.
Waxaan maqli jiri “NABI CISA AA BILAALNE CISO”. Kuwa ixtiraam u yeelin waayay MASJID maxaan kale oon ka sukna.

· Wa la arkay oo wa dhacday in eey xog guryo eey la een ku dagan, dadki la haayne barakiyaan, qar dilaan, hantidi eey lahaayene dhacan – billiqestan.
· Wa la arkay oo wa dhacday in magaalo eeysan la heen eey xog ku maamulaan dadki ka dhashine barakiyaan hantidi eey lahaayene dhacan – billiqestan
· Waxa la arkay oo wa dhacday in eey dhul beered iyo beerahi shacabka lahay xog kula wareegan.
· Waxa la arkay in eey degmo iyo goblolo essan ka dhalan dadki ka dhashay barakiciyaan xogne ku maamulan xat eey sheegtaan in eey ka dhasheen.
· Wa la arkay oo wa dhacday in eey xog ku dageen meelo ay ka mid ahaayeen dhismooyin wasaarado, wakalado, iskoolo, isbitaalo, jaamacado lahayeen iyo meelo kale.
· Wa la arkay in eey xog ku dhistaan jidad iyo jirdinnooyin umada dhan ka dhaxeeso.

Laakin waxan weligeed la arkiin ama la maqaliin oon la fahmi karin in masaajid ALLE lagu caabudo uu noqdo ama loo badalo guri degaan ah oo ay dad ku nool yihiin. Wax kasto oo dhaco, maka suroowda umad ISLAAM ah in BEEYTU LAAH eey iska degaan. Waxa ka si darneet, marki laga wareestay dadka deganay sida eey arintaan u dhacday ama eey u arkaan in eey ku jawabeen “..diyaar ayaan u nahay in aan ka baxno marki qof “SUPERLOOGA” wata nola soo xeriiro”. Cajiib! Cajiib!..MALAAEKTI ee suga’yaan!!! HA LAGA SOO GAARO MASJIDKA INTA ESAN WARQADO U SAMEYSAN.

CUMIRIGAADA OO RAAGO GEEL DHALAAYO OO KU TUSA.

Burfuule

Mr.Burfuule@yahoo.co.uk

2 COMMENTS

  1. waa cajiib waxyaalaha ka dhacey dalka iyo anago sheganeyna inaan nahay umad muslin ah ,runtii wan cebeyney diinta..maxad u maleyneysa inu qofka somaliga ah qiimeynayo ama la weyn, diin,mise qabiil..?

  2. cajiib allaha soo hanuuniyo umada soo maaliyeed qoyskan misaajidka degeyna haloo naseexeyo si ay meelkale uraadsadaan tankale waxaan codsan lahaa misaajidkaas in la isutaago oo si degdeg ah loo dhiso tankale aniga shakhsiyan waxaan diyaar u ahay inaan qeyb weyn kaqaato wixii awoodeyda ah insha,alaah

Comments are closed.