Dhegeyso: Xildhibaan Adan Madoobe oo ka hadley safarkii C/weli

2
32

Adan_MadobeXidhibaan Aadan Madoobe oo sheegay oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in shacabka magaalada Kismaayo lagu qasbayo inay ogolaadaan maamulka Jubba ee Axmed Madoobe.

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegey in laga gudbo xiligii wax la isku qasbi jirey loona baahan yahay in umada wexey raali ka tahay la wada sameysto.

 

Adan madoobe

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Adan madoobe mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Waad kumahadsantahay abti macan fikirka aad kadhibatey jir oo jug waliga lakini aawey siyaasinteyna kale gaar ahaan gobolkena bakol iyo jaaliyadena reer bakol waa tan jaaliyaasha kale ay ugar gaarayan dadkod iyo dhulkoda mahadsanid

  2. Yes mudane waarutaa waqtigii
    lascaburin jirey waalasoo dhaafey
    ee waa in umada rabitaankeeda
    loodaayaa guuuuuul k g s

Comments are closed.