Suldaanka Beesha Shiikhaal oo maanta lagu diley magalada kismaanyo

0
40

breaking nWarar goor dhaw eynu ka helney magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in bartamaha magaaladaasi lagu dilay Nabadoon caan ka ahaa Kismaayo.

Suldaan Caamir C/rashiid Cabdi dhuux ayaa waxa uu ahaa Suldaanka guud ee Beesha Shiikhaal waxaana la ogeyn cida dilkiisa geysatay iyo sababta loo dilay intuba.

Ciidamada Axmed Madoobe ayaa mudooyinkii dambe lagu eedeynayey in ay dilal ka geysanayeen gudaha magaalada Kismaayo.

 
Daafeet.Com