Dhegayso…Shirka Amaanka ee Muqdisho”Amnigu waa furaha nolosha…Habargidirna waa Qufulka”

6
31

amiir

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka dhegayso warbixinta Shirka loogu yeeray Amniga Maxamed Kaafi

 

 

 

 

6 COMMENTS

  1. Madaxwenaha sida uu sheegay shirka wuxuu ku saabsanyahay:(DHAQANKA FOWDADA IN LA BEDELO), dhaqankaas oo Somalia ugu yimid Gobolada Dhexe. 20 sano lagu baabiyeey Degaanka iyo Shacabka Koofur Galbeed. Inta lasu keenay waa inta BURBURINTA KU HAAYA UMMADA DALKA SOMALIDA GAAR AHAAN KOOFUR GALBEED. WAXAYNA SOMALI DHIGAYAAN MEEL AAN KA SOO LAABAN ABADKEED.

  2. kkkkkk..waa runee habargidir waa dadka ka wada dhibatada sida dilka ,dhaca ,boobka iwm…marka waa in lagala hadlaa sidii looga badbaadin lahaa shacabka soomaliyeed ayna ugu laaban lahaayeen meeshi ay ka yimideen guriyoceel iyo cadaado..marka looma bahna k/galbeed iney ka qeybgasho madama habargidir ayna ku jirin mamulkaas…

  3. kkkkkkkkkkk habargidir waa indhaha somaliya runta hala isku shaago , habargidir la,aantaad wax lama qabsan karo, dadkiina gooni iskaga dhigayo gabolka runbaad u bahantihiin , gobolka inta dagmo aan ka dagno anaga aya ugu badan, warkan aad malaha lawaragesan xasuq hor lah yusan idiiin sababin

  4. dawarsi bay u yimaadeen somali markaas bay dhul sheeganayaan war iska tuugsada inta la,idiin ogolyahay tuugsiga hadii warkiina bato somalia oo dhan baan idinka saaraynaa runta wali ma arkina habar gidi ayaad marti u tihiin

Comments are closed.