Daawo:- Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada oo xalay baroordiiq u sameysay odayaashii lagu xasuuqay deegaan hoostaga degmada Buurhakaba

3
38

geytanoWaxaa xaley magalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtey baroordiid loogu tala galaey odayaashii sida xaqdarada loogu laayey meel aan sidaa uga fogeyn degmada buurhakaba.

Waxaa halkaasi dhaliilo badan looga soo jeedayey dowlada federalka somaliya oo aan ilaa iyo hada waxba ka qaban dadkii dembigaasi geystey, Odayaashii meesha ka hadley ayaa sheegey in dilkaasi eysan geysan kooxda alshabab oo ey markii hore dowlada ku eedeysey.

Odayaasha ayaa ka dhawaajiyey in dilka uu salka ku hayo dagaaladii ka socdey deegaanka number 50 ee gobolka shabeelaha hoose halkaasoo ey berhii dambaba ey u hanqal taagayeen kooxo kasoo hayaamey gobolada dhexe ee dalka somaliya.

Daafeet.Com

 

3 COMMENTS

  1. waa la ogyahay dadkii diley odayaasha lakin waa dad ka mid ah ciidamada dowlada lamana rabo in la soo qabto…waa dad doonaya iney laayan dadka dega konfurta soomaliya si ay ayagu xoog ugu heystaan welina kama quursan dhibaateynta shacabka soomaliyeed..waa in leyska dhiciyaa hadii kale ma jojin doonan xumanta ay u maleegayan dadka deeganka..

  2. Runtii waa la yaqaanaa dadka dilay laakiin lama rabo in la soo qabto. Sual?
    Maxaa gobalka shabeelada hoose mamul lugu sameenwayay.Sida aan ognahay Madaxweynah dhoor jeer ayuu ka hadalay arinta Kismayo, mida Beledweyne iyo meelo kale. marana ma dhicin in uu soo faro geliyo arinta Sh/hoose. taasi waxay marqaati u tahay wax walabo oo ka dhaca sh/hoose dawalada lug ayay ku leedahay.

Comments are closed.