Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal oo maanta lagu diley degmada dharkanleey

0
93

dilXildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray C/casiis Isaaq Mursal ayaa saakay lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.

Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xildhibaanka ku dilay meel u dhow gurigiisa.

Dad goobjoogeyaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in ay baxsadeen raggii dilka geystay.

Si kastaba arintu ha ahaatee nabad gelyo xumada magalada muqdisho ayaa beryahan sii badaney maadaama 24 saac ee lasoo dhaafey lagu diley labo xildhibaan.

 
Daafeet.Com