Tacsi:- INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHI RAAJIUUN KULU NAFSI ZAA IQATUL MOOWT

1
34

CUMAR BONGOSii hayaha Gudoomiyaha koonfur galbeed somaliya isgaoo ku halaya magaciisa  iyo kan Jaaliydda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Boqor Tooyadadda Sauudi Arabia .TACSI Tiiraanyo ah Dhamaan umadda
Soomaaliya Gaar ahaan Reer K/ Galbeed Gaar ahaan Digil iyo mirifle mel kasto ay Joogaan Qaas Eheledii ay ka Gee Riyoodeen 2 bada Marxuum xildhibaano
ahayeen .

Isaaq Riinow iyo A/asiis oo la kala Dilay Dorad 21/4/04 iyo shalay 22/4/04 labadoodaba Gacan ka Gar Daran ayaa Dishay anagoo aad uga xun
Falalka Guracan Lagu Dilay illaahay waxaan uga Rajeyneynaa Naxariistiisa jano in uu siiyo

Sidoo kale waxaan uga Baqeynaa Dhamaan xil dhibaanada ka soo Jeeda Konfur galbeed in ay foojignaadaan wayo arimahan waa kuwa Qorsheysan oo abaabulan
Sii Hayaha Gudoomiyaha Konfur Galbeed
Jaaliyadda Dalka S. arabia
Eng. omar mursal yahya

1 COMMENT

  1. Ina lililaahi wanaa iley hi raajicun dhamaanteyna umada digil iyo mirifle gaar ahaan kunfurta

Comments are closed.