Dhegayso: Shaam Habar Gidir inta Mooryaanta ah waa in la dilaa ama waa inay ka baxaan gobolka.

41
260

10277419_618223411595706_7992939692159633724_n (1)Waxaa maanta inoo suura gashay in aan wareysi la yeelano Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ku magac dheer Cabdiraxmaan Shaam Qoryooleey oo horay u ahaa gudoomiyaha degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose haatan Qurba joog Siyaasi ah waxaana wax ka weydiinay xaalka gobolka iyo xalka

Halkan ka dhegayso Waraysiga

 

Unknown Album

41 COMMENTS

    • BIYOMAAL SEDEX ARINBA WUU KU GUULESTAY. HABAR GIDIR INAY YIHIN GUN LAGA ADKADAY.OO CALAACAL. IYO HUBKI QARANKA IYO MAGAC DAWLAD AYAGO WATA LAGU QANCIYEY MARKO LA KENAY. SIYASAD AHAN WUU DHACAY IN YHAR BAA HARTAY. UGU DAMBEYN REER SHABELADA HOSE WAXAY KU GULESTEN IN HAWIYE DAMBE USAN MADAXWYNE SOMALIA U NOQON. WAXAN U SHEGAYA DADKEYGA MIRIFLE TAARIQDA BAAL XUN INAA KA GALEENO AHADAA CAWIN WEYNO BIIMAAL LA SOC DA EE AAN LA DHIMANO DADKAN WAN IS DHALNAY WADA DHALANAY ISLA DHAQANEY BIIMAL IYO MIRIFLE MA KALA MAARMO ANIGA DIGIL WAXA LEEYAHAY HADAA GARATEEN INII ISKA FIIRSATEEEN DHIBKUN BIIMAAL KI JARO BERITO TARIIQDA A IDIN SHEEGI DOONTO SALAAM ALEKUM

  1. kkkkk labo qabiil oo isdagaashay wax lugu diima ma ahan oo 50 sano aan arkeeyna maadama xiligi dowladi burburta soo bateen lkn waxa wax lugu diima oo weli la arkin qabiil idaacadaha kadhaaranayo iyo qabiil qabiilkale oo wax ugeeysan dhaleeceeyna hada biyamaal tihiin isaaq oo nabad iska heeysto oo dagaal kujirin waad kusahateen hawiye oo dhan waad wada dhaleeceeyseen maxaa sharafta isaga qaadeeysaan habargidir iska dhiciya beer ama goof nin leeyahay oo qabiil isku heeysto maxa umada dhan ugu calaan caleeysaan

    • yasin cise ANIGU BIIMAAL MAAHI BALSE AN RUNTA KUU SHEGO ADEER GUN BAAD TAHAY HABAR GIDIR MADAXA AYAA LAGA GARAACAYEY LABA SANO KA DIB BAAD HAWIYE IYO HUBKI QARANKA SOMALIYED IYO SADEX GUUTO KU KEENTAY. RAG WAXA LA HOR IMAADA MARKI AD ISKA DHICISO BALSE RAG LAGA DHICIYEY HA HOR IMAAN DUNIDA OO DHAN SOMALINA WEY OG TAHAY IN LA IDINKA AWOOD BATAY BIIMAL XABADIISUNA AY TAHAY MIDA KELIYA EE IDIN KARTA WAXAN JECLAAN LAHA DAAROOD INUU SIDA UU BIIMAAL IDIN GALAY UU IDINKU SAMEYN LAHAA HAL MAR OO KELIYA BALSE WA AYAAN DARO OO DAROODKUBA WA KUWA AN KA DHASHAY OO ISKU MASHQUULSAN

    • yaasiin horta xishood oo hawiye ha uhiilin hawiye dhaca iyo bililiqada way caadaysten xalaasha dhibta xoolo aylaheen ayay jecel yihiin cunistoda war hedhe habar gidar yaa dhul sii ka sii yay shabeelada hoose war hawiye ilaah kabaqa 23 sano ayaad xaaran cunaysay hada waqtigaa is badalay hadaad guu laysato xaq majiro sababtoo ah dhul aad lahayn xaqdaro ugu dagaa labaysaa. ninka doofka ku yimid bay geeridu dhibaysa

  2. aniga abgaal aan ahay waxan deganahay buulo golween wana kudhashay meeshana qabiilo badan oo soomaliya aa degan shiikhaal tuni jiido ujuuraan abgaal wacdaan biyamaal debruubo wadalaan gare gaaljecel jareer habargidir xawadle marka dadkaan waa mushakal qof qof xoogi kartane malahan labo qabiil oo isdagashay waa iska caadi ee iska dhiciya habar girir cuqdada iska dhaafa iyo qof aan col kula eheen oo adi cadow kadhigeeyso ee cadowga hada idin heeysta meelsaara

  3. Alla Biimaal Nasiib xumadooda ayaan la yabay. sawabto ah aabay wasiira doodid iyo xilibanadodi may ka baxaan ama ay iska casilaan jagadoodi marba hadii la qabsaday dhulkooda, dadkodana la laayay gabdha hooda lakufsanayo maxay meesha ka fadhiyaa mogadishu. yee matalayan habargidir mise hawiye. war beesha caalamka hala hadlan oo dhaqalaha bixineso in iyaga lagu xasuuqayo ha u shegaan oo ay yihiin dad manoraty ah oo dhulkooda la boobayo. Waa ayaan daro weyn dadkoodi hadii ay lacag ku doorsadeen ama xaqa ay ka baqeen.

  4. warheedhe runta aankusheego dhulka malihid ee dadka dhinackaraac hadiikale waxaad qadikarto qaad taswaruntii kkkkkk kkkk kkkk kkkk kkkkk kkkk kkkkk kkkk

  5. Xariif kaalay oo dil habargidirta joogta Marka waakaas magaaladoo idil iyo gobolka oo idil heestee

    Dibada kuxariiftanka waa laga roonyahay computerkaaga hortiis

  6. Alle maxey faqash iyo iidoor been idiinsheegeen …… waa la idinwen doonaa mardhow hadaad caga dhigan weysaan

  7. GUDOOMIYAHII HORE EE QORYOOLEEY KU LAHAA!!! KAN BIIJADA LEH WAXAAN UMALAYMAA HABAR GIDIR AYAA KU KUFSATAY QORYOLEEY. TAG QORYOOLEEY HAAD WAX ISKU HAYSO DADKA MASAKIINTAA HASIRINE

  8. shamoow waa booto badantahay…booto iyo calaacal aad kalagarweysay kaa kudhaqaaqdo

    alow ciil hanagudilin

  9. asc dhulkaas dadka dago waaalayaqaanaa maahan biyamaal kaliya lakin aaway dadkii kale waan u jeednaa biyamaal difaacu nafsi waaye ku waan kale maxeeyihiin dadmahan maahan miyaa dulmigaan waaadhamaan insha alaaah

  10. kan naftisu nacaya waqtigan in asaga la dilikaro maoga miyaa wa asaga leh rer dhan hala layee kaan ila hada la cunikra wlh doqonimdisa igudaran war mesha jogto kumanan kun oo h gidir ah bajogto ee naftada masakinta ah unax ina langabow

  11. bula mareer maxa usoo qadane mesha aad ka iamdey wa taqana kalexo shaam waa nin digil ah waa ninka gobolka iska leh

  12. War waamaxay webkii h/gidrbaa qabsataye waryaada meesha ma sh/hoosaa modeen. Meeye biyomaalkii. Intebay uyaaceen

  13. Waxaan maqli jiray dulmi diidoow dulmi doon ha noqon, hawiye saw gobolka wax kama dego oo asal ma ahan miyaa? mise abaartii baa kuligood keentay, bal dulmigaas fiiriya, yey ahaayeen kuwii talyaaniga kula dagaalay sh hoose, iyaga iyo biyamaal, anigoo naag mudulood ah, siiba wacdaan cismaan, waa kula degaa sh hoose e kaalay bal adiga af iigu diid.

  14. asc ,,,, ay mawlba oo kusoo duula dul uunan la hayn waxaa udan been doonta inuu meed kiisa dirxi kale oo uu qurmo habar gudirna sidaa ayaa u danbeen doonta mida kale kuwa macna darada ku soo qoraya bejka haka fiirsadaan qoraal kooda ,,,,, dul ninkiisi baa iskaleh deegaankana digil iyo mirifle ayaa iskaleh

  15. Asc runta somalida ma jecla ee hadargidir iyo all hawiye nabadu ma yaqanan ee waxa yaqanan dhac kufsi boob isbaaro ee dadka nabadu jaceyl wa la wada yaqana teeda kale bimaal dagaal ayu ku jiraa dhulkiisa ayuu ka difacanaya dowlada hawiye ee muqdisho ka dhisan dadka bimaal la dago sh. Hoose qabiilada kale maro soo xerta sida naagahii oo kale wayo dhulkiina ayuu bimaal difacaya waryaa kaca bimaal garab siiya wlhi taariikhda meel xun bad ka geli doontan shiit

  16. Dayarta dalkeenu danta dalkeen maxaa udiidiy dagaalka sokeeye miyaa udana waa la doogi yaan la dacruun diida dagaalka sokeeye dalka dadka diinta uduubta dayarta dunida kale daa deriskiin kala diinta ah dadna kaa badan dalna kaa daran deriskeena aanu ku deyano ama ka darnaano diinteen waa furqaa dalkeena waa soomali wixii kaduwa diidniy hana udagaalamina waa iga dardaaran

  17. Dayartaay hais dilina hais dooxina ha dagaalina waa iga dardaarane isku duubnaada isku dadaala daran dooriyaabaa naasinaase dan&xarago is diid diin &dilna

  18. Kkkkkk maxaaa calaacal meeesha kasocda habargidir iyadon dowladi jirin ayeey kuheysatay maxaa iskaga celin weysen manta waa idinka ugandhiiska ugalay xasuuq hadiila yiraahdo maanta waaanu samenkarna waxa eey sameynayan koooxaha ciraaq ee isil hadan gobta habargidir looo dhaga nuglaaan shabeladda hoose dhagey far baa ka dhici donta saan saanteedana weey muuqataa oo wattaaa marka iyi guuud ahaan shabeladda hooose 24 hour la idiiinkaga nadiifiyay xeryaha ciidamadana aad magangasheen talo adigaa kunool ee kuguma noola

  19. asc dhamn imta figir koda ka dhibaty runti qof waliba aragti ayu lee yahay balse arag tidada hadi ay noqo tay mid kusalesan xuman ama qabiil rasi ma ahn aragti ee waa mid ku salesaan aqli daro wayo waxan nahay dad muslim ah wax waliba tasi aya ugu qalisan ee an iska sayno wayo somalida mel waliba way wada dagan wayna kuwada nol yihin ee alle an kawada cabsano

  20. dhibka wadanka ka socdo maaha mid dhul la isku hayo eee waa mid siyaasadeesan ee qabiilada masaakiinta yaana been loo sheekin

  21. midkaan doofaarkaa oo caqliga laheen war mawaxaad mooday digil iyo mirifle inay hawiye kacabsado doqonyahhow waana ogahay inaad tahay biimaal ama reer khaldaan land nacaladyahay caqligaaban yaa kaaliito aad u booteenee ma hawiye ayaad isku taag taageesaan ogoow inaan saacado kaliya ku qabsankaro soomaaliland iyo bugland kuwaana idinkaa soo dir diraaya oo aan caqliga laheen bal aan ogaano meeshay ku danbeeyeen cagtii joogsanweeso maalin ayay ceeb lakulantaa viva all hawiye

  22. ninkaan abdi rahman waxan kuleyahy Eelay gorme dhul yelatay mise waxad rabta mar kle ina ethobia uwacato aad dhah do guur mad isiya kkkkkkkkkk war iska amus waligin aya eheden cabdala derow isaaq Eelay tugsiga kaceli kkkkkkk masidaas aya rabtan hadana meshan waxa shaqeyo wa xoog awod bawor sherin sxb ciyarta ha umalenin ine sidaan ku dhama neso wa idnkaga diga dhulkas ina shegatan hadi kle xadka ethobia aya laga maqla balan waye waad maqashay hadalka axmed diriye wa dignitii 2 markale gobalka digil ha dhihin mise mirifle waxa leh hawyo abgaal murusade habar gidir cida kle wa shanta eyla iyo qashinka kle idinka beraha asen donyinka aya fashtan bis wasaq lakala wasaq

  23. Biyamaaloow shabeelada hoose anagoo ku nool ayaa adoo qaawan diradhabe ka timid goormee sheegan laheed in aad adiga leedahay shabeelada hoose, war waxaad tihiin marti aan aqlaaq laheen. Biyomaaloow idinka iyo kan markacadeey.com soo qora ma waalateen hadalada aad ku hadleesaan waa hadal aduun iyo aaqiro u fiicneen, Waxbaan dileenaa baad ku hadaaqeesaan war shacabkaadoo dhan oo qaxooti ah baa guryaheena iyo dukaamadeena hor daadsan haduu lagu xasuuqaayo waxaan sharaf iyo iimaan laheen baad tihiine, gabar hadaad dishaan 100 baa laydinka dili xayawaanayahoow cooska daaqa ee cadawga ah. beeraha anagaa iska leh baad ku hadaaqeesaan, war beer hadii lagaa heesto masd dacwootid maba jirto berr hada lakala heestee. War soo ma ogid habargidir markaad dilka ku bilaawday in lagaa xaaqay gobalkoo dhan mudo laba saac ka yar. War nabad in aad kula noolaatid muslimka hadaad diidid si fiican baa laguu xanuujin ilaa hada lagulama dagaalin oo waa laguu turi ee edeb yeelo.

  24. bulomareer is my city iam mursal karanle hawiye bal shabelada hoose kalaya hawiye kasaraaa war biyamalow mad cagaha dhulka dhigatanow dhabayaco iyo isaaq mel inma genayan dantinu wa inad garataan wanaga markana xafadayda kadaga cidi ka baryimayo somalia way istaqan marka huhada webabka adkuso qoraysan mad kajogtaan web iyo af laga caytamo guul lagumagaro gobolkana sida lokaladaganyahay rer walba og viva my land afgooye bulomareer doondheere tixsiile tulo baqdaad mareer ila banaadir hawiye aya ugu badan degan ahan hadi la xisabo viva cidanka caq udirirka hiraab and hirediid

  25. Qabiil qabiil la dagaalay sidee loogu hiiliyaa mawaalanyihiin dadkaan waa lakala celiyaa mise waan dagaalamaa kaalaya ii hiiliya kaca taasi macquul mahan soomali ayaan nahay hal luqad isku diin dhulkaan wuu naga badan yahay

  26. wiil shiikhal sxb taariikhda ha been sheegin adigu miyaadan ka imaan tuulada la yiraahdo RAASO oo ku taal Itoobiya mise dhulboobka iyo xasuuqa biyomaal ayaad habar gidir heshiis ku tihiin?waa su’aal kugu soo noqoneysa mida kale 91dii in indhacade goonbaale in ay ku soo duuleen shabeelada hoose oo isbaaro dhigteen miyaad inkiraysaa, mise adigu qaybbaad ka tahay xasuuq

    digil intee habar gidir haysan kartaa dhulkooda ma
    iswiiseen,ma waxaad moodey in la joogo 91dii

    soomali oo dhan waa ujeedaa cayaarta ka socota shabeelada hoose,sanadku waa 2o14,wadankuna waa federal isbaaraduna way iska dhamaan

  27. Subhana Allah war waxaa tihin dhalintii dhulka difaaci laheyd qabilka waxaalooso dejiyay in leysku aqonsado loma sodejin in leyskudilo amise leyskugu faano wallalayaal Ilahey an ka cabsano awoodana Ilahey Ayey u sugnaatay Itaqulah yaa iqwaani

  28. waxaan layaabanahay dadkaan leh waxbaan iska celineeynaa hadana u habarwacanaaya digil ama mirifle kaalaya dagaalka nalasoo gala war digil iyo mirifle dadkaas cidna iskuma taagtaagin sida biyomaal oo kale marka biyomaaloow wax iska dhiciya ama khaldaamiinta aad magacooda ku qaraabatiin u habar waco ama itoobiyaan u habar waco waxaan kuu sheega inay halaag iyo ba’ idiin danbeendoono iyo kibirkana dadkii kaa karbaashi lahaa waa habargedir marka na iskeena siiya

  29. waa yaab war waxaan layaabanahya xasan shiiq muxuudamacsan yahay soomaliyA inuu is ku baa bi iyo hada waxaa arak taa hawar girir maxaa uga jira shaweelaha hoose 20sano haday hay s teen hada waxaan rab naa nawad nin waliba waa inoo xaqii sa qaato haday san aheen soomaliya balan teeenu waa dagaal

  30. wiil sheeqaalwato xaguu kayimid sheeqaal maxey tahay 94 ayeey hawiye noqdeen xaqaada iyo abtirsiimadaada raadso uskagyahow hawiye kuwii ahaa baa meeley uga baxaan la

  31. biyamaal waxan idinku dhaafi karnaa in aad keentaan alkulistaha yarisow oo ku toogtay dad shacab ah marko xiligii aan laga bacsan hadaba bayamaal keena ninkaas isna soo dhiipa hadii kle amisom ayaaad waligiin magan u ahneysaan G.SH.HOSE waa gobol hawiye and digil only DIR SOMALIYA WAXBA KUMA LEH AAN AHEYN W.QALBEED ADA

Comments are closed.