MAAMULKA SHABELLE STATE” – BEEN ABUR IYO DHUL BOOB AAN GEED LAGU SOO GANBAN

2
41

fake

Mar hore aya la yiri:

“Hal xaraan ah, nirig xalaal ah ma dhasho”

Waxey ka bilaawatay:

  • Odeey dhaqameed been abuur aah

Waxeey musuq iyo laalush ku soo dorteen:

  • Xildhibaano been abuur ah

Waxeey dhaleen:

  • Madaxweyne asagane laaluush lagu soo doortay,  markastane nagu qoslaayo

Waxa ku xigtay

  • Mamuul goboleedyo bin abuur aah si lo boobo dhul dad kale eey ley yahiin

Marka la yaab malaha ku dhawaaqida mamul ku  sheeg lugo maqacaabay “Shebelle State”i oo leh madaxweyne, oo mar dhow asne magacaabay golo wasiiro been abuur ah si lo boobo dhulka beraha Sh. Hoose lana barkiciya dadka ka dhashtay gobolkaas ayado la adeegsanayo dareen qabiil.

 

War deg deg ah!

“Madaxweynaha Maamulka Shabelle State” ayaa ku dhawaaqay qar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulkiisa, kuwaas oo ay ku jiraan rag iyo dumar si weyn looga yaqaan gudaha Soomaaliya horeyna qaarkood u ahan jiray kabo muryaano iyo qab-qableyaal dagal oo wilba waayo araknimo u leh bililiqada, barkicinta iyo dhul boobka .

Qodobo ka mid ah wareegto arintan ku saabsan kana soo baxday xafiiskisa:

  • Anigo tixgeliyeyna marxalada adag uu manta ku sugan yahay gobolka ayaa waxaa laga marmaan noqtahay: in si deg deg ah lo soo dhiso xukumad oo yeesho mamuul goboleedka “Shebeele State” iyo in la soo magacaabo qar ka mid ah wasiradaha.
  • Markaan arki baahida loo qabo in la dardar geliyo howlaha xukuumada cusub ee lagu cirbtiraayo argagixiisada oo malmahaan ku so badatay gobolka eey ka danbeeyaan dadka ka dhashay Sh. Hoose ,
  • Markaan hubsaday muhiimada eey leedahay in natiijo la gaaro dagalka lugala jiro argagixisada qaar ka mid ah sida “Biyomal” iyo tagareyashooda ee “Raxan Weyn” iyo weliba kuwa kale ee ku taageero magaaloyinka Marka, Awdhegle, Goriyooley, Shalanbood, No 50, Janaale, Afgoe iyo melal kale:

Waxa lagama marmaaan noqatay in si deg deg ah loso magacaabo golaha wasirada ee xukumada “Maamulka Shabelle State”.

Isla wareegtadaan waxa lugu magacaawai lugana dhawaaqay magacyada qaar ka mid ah golaha wasiirada cusub ee halkan ka aqriso liiska:

  • Wasiirka wasaarada dagalka lo adeegsado BM’ka, madaafiicda calculus, gantaalada, hobiyaasha, lugo duqeeynayo xaafadaha ay dagan yihin dadka rayidka ah qaastan magaalad Marka iyo beraha si lo barkiciyo – General Dhaga Madoowe

 

  • Wasiirka wasaarada jiir dilka, barakiciinta dadka lugu tuhunsanyahay in eey la shaqeeyan “Argagixisada Caalamiga” – qabqable dagal Mr. Amxaar

 

  • Wasiirka wasaarada kufsiga, la shaqeeynta iyo u naagenta cidamada walaalaha ee Amisom Uganda – waxa si ku meekl gaar ah u sii haaynayo  – Xaliimo Kativo.    

 

  • Wasiirka wasaarada arimaha  iskaashiga “Shabeele State” iyo gobolada dhexe iyo mideenta  gobaladaha walaalaha ah mustaqbalka dhow – ”- Dr. Manaxe Qeebdiid oo maqaca iska badali  hore lo yaqaani Mr. Dhagajuun.

 

  • Wasiirka wasaarada dhul booka qaastan beeraha, argudashada, iskudirka, kala qeebinta dadka ka dhashay gobolka Sh. hoose-waxa – si ku meel gaar ah waxa u sii haaynayo “Madaxweynaha Maamulka Shabelle State”.

 

Waxa kale wareegtadaasi ka soo baxday xafiiska “Madaxweynaha Maamulka Shabelle State”  lagu yiri laguna soo gebagebeeyey:

  1. Magacaawida waaasrada cusub ee gobolka waxaa ogolaaday madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliyaamiin
  2. Madaxweynaha Maamulka Shabelle State” iyo xubno badan oo katirsan maamulkaasi iyo xukumada cusub ayaa maalmaha soo socdo ku tagi doono socdal magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose si eey u hirgilyaan hadafkooda.
  3. Burfuule
    Mr. Burfuule@yahoo.co.uk

2 COMMENTS

  1. Naac naac………cidii wax isku heysa dadka shabeelada hoose kataliya iyo marko ha is keenaan

    ragaan taangi Kenyaan ah ma ilaaliyo ee lasocda….marka marmarsiyo sida kismaayo looboobay looga hortagi waayay meesha kumajirto

  2. kkkkk horta cuqdada iska dhaafa oo ilaaheey iyo rasuulkiisi caleyhi salatu wasalam aqonsada dhulka waxa iskale ilaaheey qofki beer kuyeesha ama goof ninki xooga ilaaheey aa ujeedo aniga shaqsi ahan labada beel oo walalaha oo dagalamayo wanka xumahay websedkana wuu isku dirooya oo websed qabiil waaye habargidir qabiilki dhib wado oo waxa dadkooda baneeysane soomali oo dhan halugu dacweeyo oo aduunka halaga canbaareeyo lkn qabiilada kale been abuurka iyo dicaayada kadaaya samir iyo iiman waasacane ilaaheey hanasiiyo oo qof walbo xaqeeda tuso

Comments are closed.