Dhegayso..Cali Dheere”Afgooye ma yeelayno in meel aan Muqdisho ahayn laga xukumo”

13
38

tuugiiAfhayeenka kooxda Shabaab Cali Maxamed Raage ayaa maanta ka dhawaajiyay in beeshiisa Hawiye uu ugu baaqayo inay ku soo dhowaadaan wax uu ugu yeeray Jihaad kaasi oo sida muuqato lagu qaadayo shacabka Afgooye si loogu khasbo in Muqdisho laga maamulo.

Halkan ka dhegayso

 

Unknown Album

13 COMMENTS

  1. aniga horta kan mujrimkaa madifaacaayi kan muxuu hawiye uqabanaa asagaaba dhameeyee hadalka uu ku hadlayna saas mahan ee wuxuu leeyahay kii naar raboow haku jihaado muslimiinta iyo amesom kan iyo midka iskumagacabay inuu kfurgalbeed gudoomiya ah ka ah eelaleeyahay nuunoow waa labo doofaar waxayna rabaan inay umada dhiigooda daadiyaan ee kuwa difaacayoow inaad saxsantihiin isdaba qabta itoobiyaan iyo keenyaati yuunan idinka caqlibadan

  2. dagaaal
    Dagaal
    Dagaaal digel iii miriflow dagaalinneey dalkeen difaanee
    Hawiyaa diinta munaafuqnimo leey in aaminsinya waa yahuud ha’luusku reeboy

  3. aaw malaaq shuri
    .aaw malaaq shiino
    .iyo malaaqyada iyo horseedka ii culimaada
    Megel ii bilaan dhalinyar ii waayeel salaamintiin
    R R A HAL SOO NOQOOY
    MUQTAAR ROOWOOW ABUU MANSUUR HAL RAADIYOW
    DIGIL II MIRIFLOW
    DAGAAAAAL DAGAAAAAAL
    HOWIYA DABA MADOOWE DALKEEN KU BIINEEN
    DAGAAAL DAGAAAL DAGAAAL
    HOWIYA DABA MADOOBE DEMBESKA KU DHIGNEE

  4. waa yaab ma alshabaab baa hawiye isu bedeshey,walee markii horeba hawiye baa keeney alshabab oo hadana shaatiyo badan u isticmalaya shacabka rer k/galbeed ee soomaliya..mar dowlad ben ah ,mar maxaakiim ben ah mar alshabab oo qabiil ah ,ciidan dowlad oo qabiil ah iyo munaafaqnimo ,marka shacabka waa iney ka tashadaan waxa ay ka yeeli lahaayeen dhibkaan soo laalaabtey ee ay wadaan mooriyaanta hawiye ee xaaranta ku naaxey..inshaallah waa laga guuleysan doonaa..

  5. hawiye ha lagu jihaado waa kaa shabaab noqday waa kaa shabaab noqday HAWIYOO DHAN WAA KA SIMAN YAHAY FAKERKA CDHEERE WAXAA LA QABO AHMED DIIRIYE IYO XAAD LABADA MUJRIM DIGIL IYO MIRIFLE HA MAQLAAN DOOFAARKAAN SOOMAALI KALA GAABI

  6. sh/hose nin an hawiye ahayn ma maamulayo farti ad taqaan aqri elay wiiq mar dambe xataa kama tuugsa donto RRA iska daaye jini keen qof looga gambanaayo majirto viva shabelle stets

  7. hawiyaha weey ba ka soo dareen. markaan waxaa la rabaa nin badalo shaati gaduud. shabeeleda hoose boqolkiiba sagaashan waa raxweyn-digil. haliska qabto cidii rabto iney xaag wax ku raadiyaan. mahadsanidiin.

  8. kkkkkk RR hasoo noqdaaneey iyo muqtaar rooboow waxba ku tarimaayaan hawiyena waaba kuwa aanan dagaal loogu booteen eeyaa idin yiraahda caga dhigta oo umadiina dagaalka beentaa ee cadowga umada soomaaliyeed idiin soo aqriyay kadaaya oo dadkiina dhinac karaaca ee san aheen hadhoow haka shalaytina dhibka idinka soo gaara hawiye waxaanba kayaabanahay eeleey wiiq hawiye dabamadoobe ku haaya war mahawiyaa ka qurxoontihiin horaa looyiri dameer dameertii ay ka fooxlumo badantahay way ka haraanti kulushahay marka eeleey wiiqoow beerihiina iska fasha waligiina gaarimeesaan hawiye asagaana kuxukumi doono insha’allaah.

  9. arinta somali ka socda wax cusub ma aha ee waa qorsho gaalada kasoo shaqeeyeen in somalya ay weligeeda kabixin is qab qabsi kadib markii layiri fedaalaatihiin dad markooda horaba cadawad kadhexeysay iyo kalashaki ayaa layiri dhulka qeybsada qorshihii gaalada ayaa ufulay qeybta ugu badana gaalada alshabaab ayaa ufulisay sida ciraaqba hada aan arakno daacish ayaa layiri gala dhulka suniyiinta saan suniyiinta ugu gumaadi leheen dalka somaliyana gaalo madow isutaktayna shabaab ayaa usabab ah ee illaahey s/watacalaa maalin ayey hortegi doonaan

  10. Hawiye waqtigiisa ayaa dhamaaday mar hadii markale kuhami weynyahay sh.hoose waan diidnay , waxa kuu dambeeyana la’ imaada sh.hose, xaaraantii 22 sano ayaa la’ idin ka keeni doona waceliin.

  11. waxaan ka dhiibanaa arinkaan ninkaan ali dheere ah waa uu qaldan yahay waana uu saxan yahay waxa uu ku qaldan yahay wadanka gaalo ayaa joogta lkn dagaal uma imaan gaalada wada hadal ayaa lagu bixi karaa gaalada joogta wadanka wxa uu ku saxan yahay in eey tahay jihaad qof wadan kaaga kugu leeynaya in aad iska celisaa waxaan is leehay waa waxa xal lagu gaari karaa in luu fadhiisto wada hadal ee looga saaro wadanka ileen kumeeysan imaan xoog wadankee

  12. wa salamantina aqyaarta mashan bootada kuheeso,,ninki Hawiye u ciil qabo Soomaliyo a ugu tago ee mashan bootada halaga daayo,

Comments are closed.