Daawo:- Jaaliyada Koonfur Galbeed Ee Uk Si Kulul Uga Hadley Maamul Ku Sheega 3 Gobol

6
28

yanyurowKulan ey isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee dalka ingiriis ayaa waxaa ey si kulul uga kasoo hor jeesteen maamulka gacan ku rimiska ee 3 gobol oo ey xukuumada federalkka ku dhodhoobeyso magalada muqdisho.

Halkan hoose ka daawada.

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. Raxwayn rafaad iyo rayi la Aa ayaa umada somaliyeed kareebay waar maamulka 3 gobol ayuu aduunka aqoon san yahay eee wax badso wax beel ayay leedahay maanta baydhabo 1 kg sokorta waa 2 dolar xamarna waa Mus dolar aaway nolosha aad sheegaysaan waar allaah ka cabsada shacabka unaxa

  2. Raxweyn doone mayno waxaa dooneynaa shabelle state waxaano taagersanahay madaxweynaha shabelle state. Raxweyn cadiga ayaa kuu taala meesha caat caadi laheyt

  3. Nimanka meesha wada fadhiya ku legood waa toogo sida yaanyooro abdirasaq sh muxadiin abdirashiid iyo ilyaas qalinle oo ah qooraaga isha baydhabo oo cahaan jiriy mooryaanta indhacade oo isbaaro u teele magaalada marka. Waa niman rabo magaca iyo daraja doon ah. Canigo waxaa taagersanahay maamulka shabelle state iyo maamulka ahmed madoobe. Eelaayda ha ku cakaadaan baay iyo bakool. Madaxweynah somalia iyo raisulwazaarah waxaa u gu baaqeyaa in nimankan caan warkuut waxba laga soo qaadin dhamaantood waxey qaataan lavag ceyr oo jiro ku qaataan. Mustaqbalka somaliana halga elaaliyo dhamaan eajiyadood waataqaaniin. Waa dad daviif ah.

  4. Mirifle car ha u soo dhawaado gobalka sh hoose. Mirifle car ha u soo dhawaadaan magaalda kismaayo digil dhamaantood waxey taagersenyihiin maamulka shabeele state. Doone mayno mirifle hadii caano nahay reer sh hoose wxaan nahay digil iyo daame.

  5. Kkkkkkkkkkkkkkkk
    Wax mesha comments ka bixinayo
    xitas hal qof si wax ku ool ah u hadlayo malahan.

    Qashin dheh Raxweyn cidna mabaryeso
    Akeheda ayee dadka kula jogta ee mar hor inta laqabsado la mamuli laha.

    Bay iyo bakol xita xududeda car nin ki laba xaninyod ah ha tago.

    Hadey is raacan Raxweyn ila juboyinka xanin yaheda aye kuso dhacsane lakin waxa nagu jira kuwa cadowga u nageyo una rufiyano hadi towfiq ay lahan laheyn sida Miriflaha aye dagalami laheyen hub iyo dhaqale iyo cidana wa loso diri laha ee dagalka bilawa oo deganadina xureysta aya laga la yahy an si Direct iyo indirect tiba an idinku takuleyne soorry nacamleye wiligis shisheye ayu hos fadhina waxna ma xukumayo degankisana wa lagu xukuma.

    waxan leyahay DM dad iska dhiga oo qadiyad leh wax idinka badan malahe

  6. waxaa la yaab leh UK,afminsharadaan oo 20 sano dib u dhigaayey miyaya TALADA Mirifle ka go`da,illeyn meesha wax DIGIL rasmi ah kama MUUQDAANE,aan ka ahayn kuwo yiraahda asalkena waxaynu nahay MIRIFLE,sidaasi awgeed DIGILKA ASALKA ah waxaa DEYRO ka ah
    C/zaq,C/rashid iyo Salah aan ahayn DIGIL.
    Yaan lagu qaraabanin magaca DIGIL,waayo DIGIL af bay leeyihin iyo DHUL barwaaqo ee reer W/weyn ha noqden dad DIGIL ah,sida webka DAAFEET,hadii kale Digilka Asalka ah way ka tashan doonaan DIGILNIMADA oo waxay dib ugu noqonaysa ASAL IYO DHALASHO DHAB AH.
    Aw digil u Doode.

Comments are closed.