Dhageyso Calaacalka Imaamka Habargidir Kadib Markii Maleeshiyo Badan Looga Dilay Dagaalkii Shalay Ee Buushka

4
54

Imaamka Habargidir Khalif Rooble ayaa eedeymo aan la garaneyn meel ay u socdaan u jeediyay Ciidamada Ugandha ee ku sugan Sh.Hoose kadib markii ciidamada deegaanka ay jab xoog leh usbuucyadii la soo dhaafay ay gaarsiiyeen Maleeshiyadiisa.

Horay ayaa Kaaba-mooriyaanta Habargidir ugu eedeyn jireen jihooyin badan in ay kula dagaalamayaan Sh.Hoose, waxaana ka mid ah eedeyn ay u jeediyeen dowladda Taliyaaniga, Maamul goboleedka Puntland, iyagoo si wanaagsan u yaqaana in ciidamada deegaanka ee beesha Biimaal ay la dagaalamayaan si ay ugu qariyaan dhirbaaxooyinka culus ee ay kala kulmeen jiidaha dagaalka.

Hadalka Imaamka Habargidir ee maanta uu siiyay mid ka mid ah idaacadaha beeshiisa ee Muqdisho ayaa imid iyadoo shalay dagaal ka dhacay Buushka jab xoog leh lagu gaarsiiyay Maleeshiyadiisa iyo kuwo la socda oo ay soo sireen.

Dagaalkii shalay maqribkii ka dhacay Buushka ayaa lagu dilay Mooriyaan badan oo ilaa maanta uu meedkooda yaalay Buushka.

Khaliif Rooble oo ah kaaba mooriyaanka u taliya maleeshiyada dagaalka dhul boobka ah ka wada Sh.Hoose oo xanuun aad u weyn ka qaaday maleeshiyada tirada badan ee laga dilay jiidaha dagaalka, iyo argagax uu ka qaaday cududa iyo niyada sareysa ee ciidamada deegaanka ayaa kala duldhacay eedeymo ciidamada Ugaandheeska ee qeybta ka ah kuwa AMISOM ee ku sugan Sh.Hoose.

 

 

calaacal

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

calaacal mobil

4 COMMENTS

  1. kkkkkk habargidir meesheey ka calaancashay biyamaal hadbo asne waku dhamadaa ee ilaaheey umada birtooda biya hakukala shubo aakhira laseeg aduunyana aragtideed waayee

  2. kkkkkkk kkkkkkkk ugandheska maxaa ka rabaa
    ma kala kasi wayey dagaal yahanka shaweel iyo ugandheska ilahayow mirka hanaga Qaadin imaam kusheega aad shegeysan waxaan lenahay inta gori Gortahay dhaqsi uga bax dhulkan dhaahirka ah oo inta yar kuu harsan kula Noqo meeshii aad ka keentay Hadii kale wax aad wadid ayaad weyn Dontaa
    jirada iyo waalida laguu sheegayo ayaa kuu Rumowi Dontaa

  3. cidaan biyomaal isaaq ayaa been usoo sheegay oo kuyiri waryaaye hee ordaha iska celiya hawiye qaasatan habargedir.oo wadanka yuusan noqon wadan dagan ilaa aan ka xoroobeeno soomaliland marka qolyahaan kuwada dagaalka laakiin cidaan biyomaal waxay iloowsanyihiin in laga yaso dhulka reer waqooyi oo looyaqaano masaay people camal ama dad lagumeesto marka riyo ayaad kujirtiin dagaalka hadii uu socdo dadka gardan way baa ba’aan marka bal aan aragno dadka la celin wesanyahay inay guuleestaan.dadkaan dad idinka ka badan oo hadana idinka cilmi badan ayaa wax ka qaadi waayay marka idinkoo 1000 qofood ah ayaad rabtaan inaad la dagaashiin 3.000.000 milyan kkkk caqliga ilaahoow hanaga qaadin.

  4. ar yaabne meeqaa inki dhimiti xaaraan aangkaan calaacal wal masiintaraaw waraabi ahaan aan siin aamaana isku rooga waaba sii faadane hagaa

Comments are closed.