Dhegayso..Gudoomiye kuxigeenka Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Nabad ku baryootamaya

2
43

jiniiGudoomiye ku xigeenka dhinaca dhaqaalaha ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdifataax Xaaji Cabdule Yuusuf ayaa markii ugu horeeyay waxa uu kasoo dhex muuqday warbaahinta maxaliga ah ee magaalada Muqdisho isagoo gudoomiyayaashii hore ee degmooyinka magaalada Muqdisho uu ka baryaayo inay gobolka Shabeelaha hoose ka dulqaadaan ciidamadooda oo sida uu sheegay dhibaatooyin baaxad leh ay ku hayaan gobolka

Halkan ka dhegayso

 

Unknown Album

2 COMMENTS

  1. waxan damiirka aan lahayn war hooy adiga iyo siidii labadiinaba waa inaad katagtaan gobolka raga wadikara dagaal iyo nabadba diyaarka u ah ayaa loo dhiibaaye gobolka nooga taga MASAAKIIN

  2. Sxb Mas’uulkaan waxa uu ka hadlaayo waxaa fahmi Kara Caaqil, lkn Doqon yeelkadeed.
    Dhanka kale waxaa uu cadeynayaaa in Gobalka kajirto dhibaato, hadana ay Dowladda Xasan Sheekh iyo Hawie Action Group ay dhibka wadaan, bal I tusi Hal Xildhibaan oo ka hadlaya dhibaatada Sh/hoose, adeer Fataax aqoon dheer baan u leeyahay, ilaa School ka ayaan isla dhigan jirney, nin baryootamana ma’aha ee ma aadan fahmina Hadalkiisa Murtida badan, Wallaahi Mas’uuulkaas waad u gafteen, waaana ninka kaliya ee DM oo si fasiix ah ula hadli Kara warbaahinta, walalayaal aan dhiirigelino C/Fataax Xaaji Cabdulle ileyn waa sharafteena, yaan la xaasidin….

Comments are closed.