Xildhibaan Daahir Amiin oo Ku Eedeeyey Xasan Sheekh,Jawaari, iyo Cabdiweli Iney Shacabka Somaliyeed Dagaal Ka Dhex Abuureen

3
104

Xildhibaan Daahir amiinXildhibaan Dahir Amiin ayaa si kulul uga hadley gudiga farsamada ee ay ku dhawaaqeen 3da masuul ee ugu sareysan xukuumada federlaka oo uu hor boodayo madaxweynaha dowlada federalka Xasan Sheekh, Cabdi Weli, iyo Jawaari.

Xildhibaanka ayaa sheegey iyo seddexdaas masuul ey ku tunteen Dastuurka dowlada federalka eyna doonayaan in ey shacabka soomaalyeed madaxa isku geliyaan.

Waxaa kaloo uu intaasi raaciyey in sharciga maamul u sameynta gobolada dalka ey mar hore sameeyeen baarlamaanka balse ey hareer mareen seddexdan masuul.

 

xildhiban dahir amiin

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

xildhiban dahir amiin mobil
Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. xildhiban Runta ka xadlay ama ka xadlo mar waliba Daahir ayaan ka aragnaa kuwa kale caawi waxay ku mashquulaan Qaarkood Qabkey wax uga Heli lahaayeen madaxdooda sare halka kuwo kalena ay yiraahdaan waaba naloo xadlayaa aan u aamusno kuwana iyagaaba ku mashquulsan sidii umad dhulkeda iyo dilkeeda sidii u fulin lahaayeen Dahir iyo in yar Faro ku Tiris ah ayaa ka xalaal ah xildhibaanada sida xadalka u dhigay ayaana xaalku yahay oo wax u jiraan 3 da masuul ula jedkoda waa Tageysane madaxa isu geliya waliged yaan la kala Bixin mana ka fekeraan musraqbal somalinimo iyo kan shacab Toona

  2. waan soo dhowaynaynaa waa fikir sax ah oo ilahna uu raali kayahay , markaa waxaan leeyahay kuwa kale ee barlamaanteeriga ah ee aamusan hadla wixii aad u aragtaan inay sax yihiin sheega haddii kale waxaad ogaataan in aad laqabtaan kuwa wax qasaya fikikooda.

  3. kkkkkkk xildhibaan kulahaa caada qaatayaal aatihiin ilaaheey aasa wax og kkkkkkkk ama biyamaal marka hagoosto wacdaan iyo geledina afooge garene waxa hera haqaato iyo jiido gobalka sidaas kudhameeya ileen hishiis malahane

Comments are closed.