Dhegayso..Xildhibaan Dalxa”Gudiga samaynta maamulka K/G ma ahan mid u cuntama reer Shabeelaha hoose”

10
60

dalxaaXildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka soo horjeestay gudiga ay dowlada Fedraalka u saartay kasoo tala bixinta habka loo marayo samaynta maamul goboleed ay wada yeeshaan gobolada Shabeelaha hoose, Bay iyo Bakool wuxuuna sheegay in gudigaasi uu yahay mid cadaalad daro lagu dhisay oo aysan raali ka ahayn reer Shabeelaha hoose.

Halkan ka dhegayso waraysiga waxaana inoo qaaday wariyeheena Muqdisho Maxamed Kaafi Sheekh Abuukar

Xildhibaan Maxamed Cusmar Dalxa

Ku dhegayso MobilkaagaXildhibaan Maxamed Cusmar Dalxa

10 COMMENTS

  1. SCW. Daafeet.com waad ku mahadsan tahay soo tebinta waraka qiimaha leh.
    Dr. Dalxa waxa uu ka hadalay waxi xaqa ahaa, waxuuna cadeeyay dulmiga joogtada ah ee lagu hayo dayowga dega Koonfur Galbeed gaar ahaan Shabeelaha Hoose. Hadaba reer SH/Hoose waxan u maleynayaa inaad Af yaxaas gasheen markale adinka ayay idin jirtaa hadaad aamuseysaan oona sugeysaan inata laydinka laqo, ama hadaad hurdada ka kacdaan ee yaxaaska labada af leh oo caadada ka dhigtay tan iyo 1947 inuu idin laqo aad iska dhicisaa.
    Somali maanta waxay ku jirtaan marxalad la mid ah “Canugaan hadlin hooyadi waxba ma masiiso” hadaydan hadlin oo aan dagaalamin meesha waad ku qadeysaan. maalin cadna waa laydin qaxinayaa sida 2011 o o kale xeryaha IDP’da ayaad badin doontaan.
    Somali gaar ahaan labada Yaxaas xaqa Allaha tuso.

    • DALXA WAXA UU KA HADLAY WA RUNTA BALSE MA WUXUU LEEYAHAY HABAR GIDIR WAXBA KUMA LAHAN WARYA XABAD BAA KU TAQAAN

      • dadkan ma waxaysan aqoon afsomaliga mise wa dad kaniiniyaal ku shaqeeya war ninku waxa uu ka hadlayaa 3 nin oo hawiye ah lagu soo daray gudiga xulka oo soo dhisayo maamuka sababtoo ah wacdaanka iyo jareerweyne kuraastoodii baa la siiyey waana runtiis dhibkana waxa wada wa culusoow

  2. Viva xildhobaan dalxa. Caniga waxaa ka soo jeeda gobalka sh hoose marna soorta gal macaha in gobalka sh hoose lago daro baay iyo bakool oo eelaayda degan isku dhaqan manihin waa eelaay weeq. Waxaa baaq u diriya beesha hawiye in eedankooda oo dhan ay isku keenaan xadoof buurhakaba markaas waxaa dooneynaa in eelaayda ay xabat soo tooraan waxaa lahadley geeseyaashii salbalaar in markala laxasooqo eelaayda oo dhan sida eydiid u galay ka daran in loo galo waa qurun eelaayada. Viva geeseyaa eeda afka ha loogelsho eelaayda. Ahmed madone madaxweynaha jubaland waxaa kaa cutsanayaa in at eelayda degen dhulkaaga caat xasooqdid oo caat u caaba yeelen. Haweye iyo daaroot iyo dir waa walaalo. Habargidir biimaal waa walaalaahga waye. Marka eelaayda degan dhulkaas xabad halo ga waalo. Sii naxariis daro cah sii deg deg ah haloo barakiciyo. Hawiye daroot digil dir waa wada dhashteen. Marka eelaaydaan qoronka cah caa iska qabano

  3. Viva xildhibaan dalxa. Haweye madaxweyne wuu naqdey sida abgaal iyo habargidir. Darood madaxweyne wuu noqdey sida majeerteen iyo mareexaan. Baarlamaanka markasta waxaa ku fadhiista waa mirifle maxaa digil mar loo seenwaaye taas waxey kuu cadeyneysaa in mirifle oo rabo in magaca ku bat sado digil. Digil waa xaa xaqdaro ku haayo waa mirifle. Hadii digil lasiyo jagada godoomiynimada baarlamaanka markaas hadii caano nahay haweye sh hoose haracdo baay iyo bakool hadii taasi ay dhici weyso mirifle wuxiu wadaa dulmi hadii caano nahay haweye dulmigaas waa kahoryageynaa waano caweneynaa walaaleheyna digil.

  4. Hadii mirifle u ogalaado in digil ay qabato jagada baarlamaanka hadii caano nahay haweye sh hoose raali baam kanahay in ay lamadoowaan baay bakool hadii taasi dhici wayso waaxaa waajib nooha ah in caan digil caawino

  5. @raat raac KKK ninyahaw ama naagyahay intee af-Somaliga ku baratey? waxa “c” kaa muuqda baa igu filan. Inta aan jawaab kaa siinin waxyaabaha laga yaqyqasooda ee meesha ku soo xarxariiqdey. Dadkaaga ayaa sidii xoolaha loogu baayac-mushatarayaa min Villa-Somalia ilaa Daafeet goormaad Digil iyo Mirifle ka hadli.

    Hawiyaha aad sheegeyso adey Illaahyo kuu yihiin anaga reer Baydhabo agteen waxba kuma ahan sida Somalida kale bey inoogala mid yihiin.

    Adiga oradoo qabriga Ceydiid wardi ku aqri duf ku baxyahow.

    Dhalxa mar hore ayuu wareerey inuu wax eedeeyo uunbuu soo jeedaa weligiis xalka gobolka kama hadlin.

  6. Aliyow, adiga Hawiye naareedka ugu Xun ee H Gidir aa tahay oo been ku darsaday maxaa yeelay reer baydhabo aa sheeganee, walibana sida Caliyoow loo qorana ma taqaanid.
    Ee tuug la qabtay talo ma leh ee si wad sheegashada sida tuuga adeerkaada ah ee Axmed Diriye si dad aa dhamaadee dhul ma dhamaadee Shbeelad Hoose ugu dhamaataan Insha Allah.

  7. kkkkkkkk waxa jiray gabay ow tiriya abwan cabdulle raage tarawiil oo jawab u ahaay abwan darood gabay ow tiriya waxow dhahay aduunyadaan minkeedii lumee sii mishkililoowda aduunyadaan niman muuqajirin faan lamari waaya aduunyadaan malaay dabatadii magaca dooneeyso aduunyadaan majeerteen abgaal gabay kumaagayo aduunyadaan mijaha loorogee madaxu hooseeyo kkkkkk hada maanta waa aduunyo madaxa hoosmara hadii eelaaydi tuugsa jirta hawiye ceeynee nimanki muqdisho kaam aan uga sameeya aa iceeynaa inaa iiduceeynee aan muudaaya ee amaal amaal daro kugud miyaa

  8. asc marka hore dhaman wa ni salamay kadib waxan u jiwawiraw dadka ku xashiiye ineyboban xolaha dadka waxan leyahay kajoga xadad didan waxad kaxeshan ayad ledihin wayo shaksi xolahiisi shaksi kale maheysankaro dikniin xalaga wsntowo anega coranmayo xewal iyo xewal asc

Comments are closed.