Daawo:- Siyaasiyada Muna Cabdi Cusmaan Oo ka Tacsiyeyneysa Dilkii Loo Geystey Marxuumad Saado Cali Warsame

4
78

munaHalkan Hoose Ka daawo.

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. gabadhaha DIR ta KONFUREED iyo DIGIL IYO MIRIFLE haday sida gaabdhan geesi u wada noqon lahaayen ama qaadiyaad u yeelan lahaayen runtii hal qoys o habar gidir ah ma qabsadeen, sababto ah somalida kale gabadhahooda aya shirar ababulaya, TV kasta ayaga ka hadlaya lakin gabaadhaha DM IYO DIRTA konfureed wa ka dansanaayeen arintaas, MUNA siyaasi geesiyad jirta aya tahay taarikhda ku xuseyso wana ku garab taaganahay noolow

  2. Waxaan kaxumahay gabadhaan sida ay u hadashay waxaa lagu jiraa Ramadan 10 kii ugu danbeeyay marka aniga waxaan ku dhihi lahaa illaahay kacabso oo dadka ama odayaasha armed diiriye iyo nabadoonada kale ha nabsan allaha unaxariisto saado Cali waa halyeey qaran marka idinkoo isku xishoonaaya waxba yaanan la siyaasadeen gabadhaan sheegatay inay biyomaal tahay waxaan kudhihi lahaa umada illaahay ha isku fidneen. Waana laguu soo istaajindoonaa hadalkaas aad ku masibatay umad aanan waxba galabsan ee illaahay ulaabo.

  3. mukhdhere bil ramaadam keli ah in ilaah laga cabsado mahan ee ilah cabsadiisa markasta aya lagu leeyahay qofka muslimka ah, sow odayaasha gabadhan sheegtay inay dhiig yacabyaal yihin oo fidnada umada la isaga hor keenaya u durbaan tumayaan ama somali badan xadafkooda lagu dilay waa jirta

  4. To mad horta waxaad ogaataa in waxa aad kutaageereeso gabadhaan inay yihiin naar iyo mustaqbalkeeda oo ay uweeso taageerid qabiil iyo wax aan loo joogin marka xiga illaahay wuxuu nayiri ha isku dulminina qabiil waana in marwalba la ogaadaa taas mideeda kale ma’aragteen cida aad ku karantihiin ayagoo idin caaynaaya marka isku xishooda oo cidi idinka yeelimeeso inaad waxaad rabtaan fashaan idinkoo umada dulminaaya ogaadana inaad umada islaamka aad fidneeneesaan waxaana ujeedaa inaad wada leedihiin dhaqanka yuhuuda camal lama soo sheegin dad tay ku dulmiyaan hadana dadka kaaga hormaraaya oo hadana kuleh waana la’dulimay ee digil iyo mirifle aaway may dagaalka nalasoogalaan waxaas waa wixii lagu yaqaanay yahuuda asalkiinana idinkaaba is sheegay oo waatanaa dadkii islaameed taa dishaan ayaad hadana cabaadeesaan.illaahay umada fidnada aad kuwadaan ha idinka qabto.

Comments are closed.