INA LILAH WA INA ILAYHI RAJI’CUUN

0
116

tacsiSuldaan Warsame Suldaan Caliyow isaga oo ku haldaya Magaca Duubabka somaliyeeed waxaa uu halkan tacsi tiiraanyo ley uga dirayaa Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo hooyadiis Marxuumad Maama Mulaqaay Gacal Hilowleku geeryootey magalada Muqdisho.

Wuxuuna Ale uga Baryayaa in janadii Fardowza ilaahey ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryooteyna samir iyo iimaan ilaahey ka siiyo Amiin Amiin Amiin.

 

Daafeet.Com