Dhegayso..Mas’uuliyiinta maamulka degmada cusub ee Kaxda oo qaab-beeleed u dagaalamay dhexdooda

0
98

kaxx

 

 

 

 

 

 

 

Waraka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in maanta xabsiga loo taxaabay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta heer degmo ee degmada Kaxda kadib kolkii dagaal ay dad ku nafwaayeen degmada ku dhex maray qaar ka mid ah mas’uuliyiinta.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaagakaxda