Ciid Wanaagsan Dhamaan Aqristayaasha Daafeet Media

1
162

ciid mDhamaan Bahda Daafeet Media waxaa ay halkaan Tahniyad ku aadan ciida ugu dirayaan dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Waxaana u Rajaynaynaa inay Nabad ku waaraan Ilaahna gaarsiiyo Horumar bishan bisheeda.

Waxaan kaloo Hambalyo Diiran uga diraynaa Shacbiga Koonfur Galbeed Soomaaliya meel kasta oo ay dunida ka joogaan, waxaan leenahay ku Noolaada Nabad Waarta.

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.