Cabdiraxmaan Shaam”Dhibta ka jirta gobolka Shabeelaha hoose waxaa ka mas’uul ah beelaha Digil”

12
51

saam

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa wareysi dhinacya badan taabanaaya aan la yeelanay gudoomiyihii hore ee degmada Qoryooleey gobolka Shabeelaha hoose Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ku magac dheer Cabdirahmaan Shaam oo haatan ku nool dalka Denmark

Halkan ka dhegayso wareysigaUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

12 COMMENTS

  1. Digil dhulka gorgortanaka ku jiro oolaibsadey waa deganadi Aw Digi Tashata Mirifle Dollar ayuu aqligisa ku ekadey Afar Tugo ayeey iska celin la’yihiin Dacadnimo Digil ayee ku dambeysa Gobti Aw Digilow TASHATA inetey goori goor tahay.

    Caado qatayaal Damir lawayaal Hawiye iyo Darood oo dhan ku shekeystaan ma daba socon kartaan .Ma danqadan 4 dulli ah ayeey iska qaban la’yiihiin. TASHATA Gobti Aw Digil Deganadi iney 4 Tuug oo Mirifle aha Gataan ha Ogolaniina

  2. maasha alah SHAAM nin dhalan yaro ah dhiig badan hadal yaqaan ah waye lakin ilaahay dadkiisa digil ka dhigay midba midka kale ayuu firinaya…………..ABDUQAADIR SIDI iyo mardaadi iyo kuwa kale oo aminsan inay dad kele ku hoos nooladan mahane keligood nolan karin.

  3. qofaad is dhaheysid qofkaan waa qof hee meel ween taagan waxaad arkeysaa isagoo soo fariistay meelaan laga fileynin marka hadaad mardaadi maanta difaaceysid waxa uu gobolka kusoo hogaamiyay uuna soo hor kacay maantana dad deegaanka u dhashay meesha ku gumaadaya, marka waxaan ku mooda mise waxaad noqotay mise waxaan lo noqon doonin

    • Dayib saxib mardaadi dhulkiisa uu joogaa,wwaxa uu la mid yahay dabadhilifyada biyomaal oo marks inta lags barakiciyey hadana gudoomiye looga dhigay, kaas iyo maraadi xitaa isku mid waad u quuriweydey.marka.waxaa lagu shegaayey kaliyah in Nina ka fadlibadnryn nin kale,

    • waxaan la yaabay dadka waxa ay iyagu isku maleeyaan ay dadka u maleeyaan, laakin shaam runta uu ka hadlay, digilna runtuu u sheegay biimaalna in dulmi lagu haayo uu sheegay, lakin kuwo uu ka mid yahay faqi oo laaluush qaate ah iyo dnata uu leeyahay la ogyahay ,uu runta u sheegay marka haduu shalay shaam biyomaal aykutaageersanaayeen waxa ay rabaabeen ,lakinta maanta markuu runta u shegay cada qatayshooda waa ka xanaqayaan , shaam meeshii lagaa rabay baad ka soo abxday ,biimaalna shabeelada hoose haf degmo uu ka dagaa angaa buun buuniyey , jareerteena aan soo ceshaneynaa inta jilca biimaal waa rer maana xaajoww kuwo borame iyo adari ka imaaday, iyo xeraale dirta g dhexe ha ika laabtaan ,idinkana xaqiina waad heleysaan sidii rer suldaan , ama rer manba xajoow karamada ugu noolaayeen ,

  4. Ninka wata magaca inj.biyood mirifle ha fiirinin kuwiisa tuugada ah wuu la dagaalamaa madaxweyne nin digil ah ayaan u dooraney qiimaha uu ku leeyahay baydhabo madoobe nuunow kuma lahan madeer oo u dhashey mirifle dadnimo xumo iyo damiir laan waxey astaan u noqotey digil mardaadi iyo siidi waxey ka shisheeyaan shariif sakiin iyo labada tuug ee mirifle gobalka shabeelada hoose ayey hawiye siiyeen marka sxb tasho waligaaba mirifle waad yasi jirtey eelaaydii ayaad dhihi jirtey hawiyaha noogama sokeydid biimaal wuu is xureeyey is xureey

  5. INJ Biyood, adiga oo injineer sheegana inuu caqligaga kan noqodo waa nasib daro……sababto ah digil iyo mirifle gaar ahan aw digil dhankiisa ayay ka jiifta hasha oo kakici la,dahay ilahna wa ogyahay adigana wa ogtahay inta caqliga u saaxibka ahna way ogyihin waayo ma jiro digil aan SHANTACALEEMOOD iyo DABARE aheyn oo isu kalsoon ama raba inay gobanimo ku nooladan kuwa kale inta badan gaar ahan BEESHII markasi la islaha amay horseed u noqoneysa xorenta gaboolka sida GARE waa kuwa aad u jeedo maanta oo ay doorbideen inay ku hoos noladan kuwii gabolka xaalufiyey 20 sano ee la so dhaafey,,,, marka sxb wa runta tuugo badano mirifle ah wa jirta lakin tuugadas anaga sidii an ugu guuleysan laheyn ayay ku jiran waxayna mari donan wadadii ay mariyeen daba dhilafyadii CAYDIID.

    ugu danbeyn in yar oo qadiyada ku badan tahay mahane walal digil aboodiiso waxay kuso aruurtay keligey inu mirifle un eeden karo ama iska dhicin karo. sababto ah waxaad arkeysa nin iska indho tiriya gumadkii is babi,inta iyo barakicinta ku saleeysna ee ay geysten qoomki indha CADE o keli ah ka hadlaya mirifle aya waa hal wasiir naga badsadey ama tuug mirifle ah. wa runta tuuga mirifle keliga cadow kuma ahan aniga aya qirsan inu tuug anagana dhan qadiyadeena iibsan raba lakin sow cadaalad daro ma noqoneyso hadii tuuga mirifle ee dolar so qatey keli ah an firino oo kii aw digil oo tangiyo CEYR gaboolka kuso hogaaminayana ka amusno? sxb wixii qadiyadena iibsanaya an iska dhicino hadii in shaballe hoose aad ku dhiman wayso oo lagugu gumeeyo ogaw meesha keli ah ad dal ka ledahay oo ad ku nasaneyso inay tahay noqoneyso meelaha mirifle dego,

  6. beelaha aaw digil hadey xishoonaayaan mirifle wax kama sheekteen goodoomiya nimada gowalkana shabeelaha hoose halaga bedelo beesha gara

  7. mirifle yaaan wax laga sheegine digil oo gara dagaal lagalin gowalka hawargir lagama cirib tiro

  8. walaalayaal runta aan iskusheegno,qofkaad rabto inaad xureeso hadusan diyaar u aheenin asaga,marwalbo digil larabo in laxureeyo hawiye u dabada lagalaa,kasobilaw 1999 ,hadana maanta u maamul hawiye lawadaagey qilaafkana ayaga bilaabey ma ogala digilka inu wax dhisto wuxu kuleyahey wax aan wadadhisano wixi ladhistana o lawadaagaayo wu diidayaa,marka yaane iskumashqulin dadaw digil arinkiisa waa dib udhac halaska ilaawo gobalka shabelaha hose ,o aan dhisano inta miriflaha iskaleh,digil wa doqon wax mafahmo,in bimal gobalka xog looga kiciye ay kuleyihin waxan nahey maamulka shabele state,hawiyaha ayagaa kadaran

  9. maxey udhahaan digilka mirifle walaalaan nahey ,hadana waxeba aaminsanyihin digilka mirifle inurabo inu gumeesto,marka ismaqaadaneso walaallaanahey iyo wu igumesan rabaa ismaqaadaneso ay kalaqaada digilaw

  10. shabellaha hoose in hawargidir ey dhahdo waa degnaa waxa sabab uah gara asigaaa keenay garabna ku siiyay marka beesha gara waxaan leenahay idinkaa keenay oo ismooday hawiye hawiya raaaca mise digil iyo mirifle wixii xal eh uu keeno qaata illeen gowalka idinkaa gacanta digil kabxiyay

Comments are closed.