Daawo: Kulankii ey Shaley Yeesheen Madaxda iyo Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Somaliya ee Lagu Qabtey Magalada Baydhaba

3
41

madobeKulan aad u xiiso badan ayaa shaley waxaa lagu qabtey magalada baydhabo kulankaas oo ey isugu yimaadeen madaxda iyo golaha guurtida koonfur galbeed somaliya ayagoo halkaasi kaga hadley arimo dhowr ah waxaadse kaga bogan kartaan idinkoo nala daawada Videogan.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Madoowe Nuunow,waa Dikteeytar(Social Dictatar),wali waxa uu ku Riyoonooyaa Nidaamkii dowladii Militariga,ee uu ka ahaa Qab-qable kaadir,waxaan leenahay Nuunow-Yariisoow,waxaan ku leenahay,Riya Maalmeedka &shaqadii kaadirnimada meel kuma geeyneeysee waaqaca & Runta raac.!
    Maamulka-Qarda jeexa& Tahriibka aad rabtid in aad Ummada lagu laayo,ka joog…kajoog…ka joog

  2. digil iyo milifle dowlad caadila dhista soomali weey udhamaata rejo aanqabi jira lkn waan reja dhigay soomali is aaminee malahan hawiye oo habargidir kujirto iyo daarood oo majeerteen kujiro dowlad madhaleeyso marka walaalaheeyga soomaliyeed maamul nabada oo caadila alle heeydin siiyo soomaliand heeyska godo ileen nabad lama helaayo inti majeerteen iyo habargidir jookane xasan qoslaaye meesha wax kuma haayo asaa dadkiisi hubkadhigis kuwado marka soomalida nabada jecel hamidoowdo

  3. qodobka oo madowe nuunoow ku taagan yahay waa mid sax ah, maxaa yeelay waa wada kaliya ee shacabka digil iyo mirifle dhamaan tood ey ku wada kulmi karaan, macnaha dhamaan dadka sheegato raxweyn. ilaah ayaa nabadshay alxamdu lillaah. Mahad sanidiin.

Comments are closed.