Fiirso Sawirkaan:- Qof Walba Qof Ayuu Riixayaa Talow Shariif Sakiina Yuu Riixayaa?

4
106

Amin_AmirSawir gacmeed aad fiican oo uu soo saarey Amiin Camir ayaa waxaa ka muuqda 4 ruux oo siyaasiyiin somaliya ah oo qaarkoodna la jiidayo qaarkoodna ayaga wax jiidayaan waxaase la yaab leh waa maxay sababta uu Shariif Sakiin asaga isu jiidayo jawaabteeda idinka ayan idiin daayey.

sakiin

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. maogtahay aqristoow qof nool oo kaligiisa socda ama keli u nool, wax daba socoda aan jirin inuu yahay sheydaan loo soo labisay ACUUDI BILAHI MINA SHEYDANI RAJIIM

Comments are closed.