Dhegeyso:- Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Federalka oo Sheegey In Wadooyinka u Xiran Alshabab Ay Xoog Ku Furi Doonan

0
25

goodaxWasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Xoog ku furayaan wadooyinka u Xiran Al-shabaab.

C/laahi Goodax ayaa sheegay in maanta Howlgaladaasi ay bilaabanayaan,Gobolada laga bilaabayana ay yihiin ,Hiiraan,Baay,Bakool iyo Gedo.

 

godax

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

godax Mobil

 

Daafeet.Com