Daawo:- Digniin Ay Maamulka Koonfur Galbeed u Direen Labada Calooshood U Shaqeystayaal iyo Xukumada Federalka Somaliya

4
40

khalid ibrahinMaamulka koonfur galbeed ayaa shaley waxaa ey kulan ku yeesheen xarunta madaxtooyada koonfur galbeed kulankaas oo ey kaga hadlayaan qaswadayaal ka socda xukuumada federalka oo beryahan ku sugan magalada baydhaba.

Gabagabadii kulanka ayaa waxaa digniin loo jeediyey labada ku sifoobey burburinta iyo kala dhantaalida shacabka koonfur galbeed somaliya  Ibrahin Isaaq iyo Khalid oo beryahan dambe ku sugnaa magalada baydhaba si ey u hormariyaan qandaraaskii ay kusoo qaateen in ay hirgeliyaan maamulka gacan ku rimiska ee 3 gobol.

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. ani waxaan dhihi lahaa mirifle 2 wada gobol bay ii bakool mamul haudhisto digil waxa ladhahaayo majiraane awaar hadey dhacdo xoolaha neefka xoogaha rabo inuu istaago aa loo kaalmeeyaa lakiciyaa laakiin marka digil buunka qiyaama lee yeeraayo marna marabo inuu wax iska dhiciyo xitaa ma awooodo inuu gudoomiya siidii iney xilka kaqaadaan oo axmad diiriye wakiil ugu ah gobalka

    • sxb igil dagaley kujirtaaye adinkaan is gadanaayo wali mais arkeysid miyaa digil intey adinka idin dawa socdeenaad bohol kurideen hadaba dagaaley kujiraane wali magarab istaagtay waa adiga kuwa suuqa geeynaay digil oo markasta rabo inoo gato hadey daacad idinkatahay sooqaata qoryaha aan wada xoreeyno siidiina fariyo suul waayee, kuwa baydhabo fadhiyo kasoo saara

  2. Guul Midnimo Kofur Galbed Dowladeda Shacbka reer Baydhaba idinko Isku duban iska so bixiya Tugada aan uu dhalan Baydhaba oo Degankoda so gatey hadana Baydhaba belayada la yimid.

Comments are closed.