Dhegeyso:- Wareysi lala Yeshey Afhayeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

1
32

Calanka koonfurWareysi dhinacyo badan taabanaya ayaa la yeshey afhayeenka dowlad  goboleedka koonfur galbeed Mudane Liiban Sheekh Shuceyn wareysigiina sidan ayuu u dhacay.

 

Liibaan Sh. Shuceyb afhayeenka maamulka lixda gobol

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Liibaan Sh. Shuceyb afhayeenka maamulka lixda gobol.m4a mobil

 

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. ninkaan afayeenka lagusheegaayo ma ahan, qof u bisal waxa uu sheeganayo ama masuuliyada uu sheeganayo, waayo shakhsi wax waad kasheegi kartaa lakiin inaad tiraahdid nin hibal tuuloolin ayuu degaa baydhabo waxba kuma lahan, waa ceeb, waa ceeb waxaad u hadleysaa magac dowladeed hadana waxaad leedahay reer hebel tuulooyin ayey degaan meeshaa waxba kuma sameynkaraan kkkkkkkkkkk, markaad kala fahantid dowlAD IYO QABIIL IYO SHAKHSI IDAACADAHA LAHADAL BRO

Comments are closed.