Daawo:- Beenta uu lasoo Shir Tegey Taliyaha Ciidanka Boliska Baydhabo

6
49

mahadBananbax malin ka hor ka dhacay magalada baydhaba oo ey ku dhinteen muwaadiyiin kasoo jeeda koorker galbeed ayaa waxaa ka waramey taliyaha ciidanka boliska isagoo ka been abuurey shacabkii sida nabad gelyada ugu banan baxayey magalada baydhabo, Taliyaha ayaa sheegey dadka iney ey weerar kusoo qaadeen saldhiga boliska iyo meel ey degenaayeen wasiiro kasoo kasoo kictamey magalada muqdisho.

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. Niman talin jirin haduu taliyo niman tagi jirina waa taga.Been cabuur intaano la eg weligey ma arkin , Golaha Wasirayasha aad shegeysid adiga ayey ku jogan anaga Wasiro noma aha. Shacabka bananbahayo oo nimanka aadiga ka amar qato aad ku dalbatey tasina laguma dhafayo Maxkama ayaa lagu kala bahaya waxba qiif ha isku qariniin Shacabka reer baydhaba dhigoda qofna ma halaleysan karo banaanbaxna malin kasta ayaa la sameynayaa haqooda ayuu ka mid yahay wadanak systemka ka jiro is Democracy Dictatorial ma aha si fican uu maqal una ogow Amnesty International Human rights tan leysagama harayo.

  2. WAXAAN LAYAABSANAHAY KORNEL MAHAD SIDA UU U HADLAYO HADALADA BEENTA IYO MUNAAFUQNIMADA KU DHEEHAN UU KU HADLAYO, WAR ADEER MAANTA HADDII DADKAAGI AAD XABAD AAD KU RIDAY XAGEE LAGAA AQBALI DOONAA , MA U MALAYNAYSAA IN AAD KA SHAQAYNKARTID SIDA BELED WEYNE AMA BOOSAASO AMA DHUUSA MAREEB , U MALAYNMAAYO IN LAGAA AQBALAAYO , MEEL AAN AHAYN DEGAANKAAGA , DADKII DEGAANKAAGANA MAANTA XUSHMAD KUU MA HAAYAAN , WAA AY KUU DHAMAATAY WAXAA UUN KUU HARAY WAA SACADO KOOBAN , WAXAA LAGAARAY WAQTIGII ” BUUL LAGAA DHIGI LAHAA OO DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED AY MAGACAABI LAHAYD TALIYE BOOLIS OO XALAAL AH MUWAADIN RASMI AH DADKIISANA LAAYNAYNIN EE KADIFAACAYA CADOWGOODA , INSHAA;ALAH WAA AY DHOW DAHAY.

  3. beentaan intaan la eg oo manta lasheegaayo maalin aan lasheegi karin ayaa jirta waryaa ninkaagan cirada leh maadan ilahay kabaqaneyn, war waa lahadlaa

  4. wa Wax laga yaqyaqsado wuxuu ku hadlaayo ninkan wuxuuna u eg ahay qof la yiri sidaan samee oo xabado ku rid shacaka lacagna loo balan qaadey…waa suaale maxaa ka dhigey masuul kasta oo cida ah inuu noqdo calooshis u shaqeyste u shaqeeya cadowga deganka iyo dadkaba..?

  5. aniga waxaa sucal ah wax waliba iga Horeysa mahad Darajada uu wato mid Qabiilbaa mise?
    uama eka masuul uma xadlo sida Qof weyn aqligisa waa mid ka yar unug 6 jir ah Runta iyo Bentana uma kala Baxsana waa fulay benbadan waa naxariis laawe waa dantii ma garte waa u cadeege cadaw waxaa meel cad la soo istagay ka Hor imaanshaha Rabitaanka Dadkiisa iyo Degaankiisa oon aminsaney. maxaa xaboon waxaa ila xabin aniga racyi u soo jedin lahaa shacabka k/ galbeed iyo ogayaasha maxad wax walba oo ku Qadato in baydhabo masuul uga noqon hey,ad Dowli ah meesha uu xada jogana laga qado wayo ma axan xilkas masuliyadaas Qadi kara waana in si wada jir ah looga soo Horjestaa Tuga shacabka dhigoda ka benshegaya arintaasna waxaa u tala Reer Baydhaba oo lagu yaqaan kuna aan baxay la dagaalanka cadowga iyo Gumeysi Diidnimada

Comments are closed.