Dhegayso…(Faayoow”Wafdiga Ingiriiska waxwalba waxay shardi uga dhigeen inaan Sedex gobol samayno”

3
24

fayowFaadumo Maxamed Xuseen(Faayoow) Wasiirka wasaarada Haweenka maamul goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxay maanta ka dhawaajisay in wafdigii uu hogaaminayay safiirka Ingiriiska Soomaaliya ee shalay tagay Baydhabo inay lasoo shir tageen inay qaataan sedex gobol oo ay ka tanasulaan lixda gobol

Halkan ka dhegaysomkt

Ku dhegayso Moobilkaaga

3 COMMENTS

  1. fadlaan cinwaaka (Faayoow”Wafdiga Ingiriiska waxwalba waxay shardi uga dhigeen inaan Sedex gobol samayno”
    ka badela waayo hadalka faayoow ma aha
    in sedex gobol la dhiso ame la raaco islama markaasna Wafdiga Ingiriiska hadlakooda waa in xal laga gaara sedexda gobol
    siifiican u dhegeeystaa hadal faayoow
    waa in xal laga garaa sedexda gobol sida ya tiri iyadoo sheegeysa hadalka wefdiga ingriiska sidaad darteeda cinwanka iyo hadalka isma laha waa inaad ka saartaan cinwaaka

  2. faadumo taas la qaadan maayo wadankana ingiriiska ma laha hadalkaas waxuu u muuqda mid wadanka gumeysi uu ku jiro marka xornimada waa loo dhinta waxii aad xaq u leedahay inaad dad uga danbeyso waa noqonimo marka shacab maamulka 6da gobol waa inay niyad jabin wadankooda ayaa iska leh marka waana inaysan marna ogolaan waxii wax loo yeerinaayo waa inaad rabitaankiina difaacdaan oo aadan dhageysan kuwa maskaxda shisheeye saaran oo waa nalla diiday la soo taagan wadankii adinkaa iska leh ingiriisna ma laha marka rabitaankiina ayaa hirgalaayo waxayna u baahan tahay isku duubni iyo wadajir kuwa niyada jab ka keenaayo marna ha ka yeelina iinshaa allaah guul ayaad ka gaaraysaan hadafkiina maamulka 6da gobol konfurgalbeed guul guul

  3. fidnada wadanka jirta ingariiska qeybweyn ayuu kuleeyahay, horaana usheegay ingariiska wuxuu rabaa bada kismaayo patrolka kujiro ayuu rabaa in uu qandaraas kuqaato taasina waxaa kulaheshiisay puntland ayaa been u soo sheegeen, arinkaasna puntland ayaa kadanbeysa, in kismaayo daarood oo ogadenah maqaarsaar ay u saartaan qablalax, patrolkana ay wada qeybsadaan inta kaloo dagtana qabqable maahee cagta lamariyo xaqoodana laduudsado marka Ingariis waxba haka suginee goboladiina dhista

Comments are closed.