Dhegayso…Maxamuud Sayid Aadan”Mowqifkeena Lida Gobal waxba iskama badalin”

0
29

siidaMadaxweyne ku xigeenka maamulka Lixda Gobal Maxamuud Sayid Adan oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta wadajir ayaa wuxuu sheegay inuusan waxba iska badalin mowqifkiisa maamulka lixda gobal, wuxuuna sidoo kale ka hadlay mowqifka Bare Hiiraale.

Halkan ka dhegayso

 

maxamuud sayid adan 11 (1)