DHEGAYSO…WAA MAXAY MOWQIFKA DOWLADA KOONFURGALBEED EE KU AADAN HESHIISKA BARE IYO MADOOBE?

0
32

ayFaadumo Maxamed Xuseen Faayow waa wasiirka haweenka ee maamulka Lixda gobal ee koofur galbeed waxaan wax ka waydiinay sida ay u arkaan heshiiska maamulka Juba iyo Bare Hiiraale iyo waliba warar sheegaya in Maxamuud Sayid Aadan maalmaha soo socda uu ku wajahanyahay magaalada Kismaayo waxa kajira.

 

Faadumo Maxamed Xuseen Faayow