Dhegayso…Ergayntii Jawaari ee Baydhaba oo dhimatay inta ayan dhalan

3
126

fire1Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya isla markaana ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaarey) oo ku sugan  magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu ku sugnaan doono magaalada Baydhabo si uu kulamo ula qaato qeybaha kala gedisan ee bulshada.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

3 COMMENTS

  1. asc.w.w salan ka dib ninkan yaa naga qabsado waa wax lala yaabo waa laba wejile eena weligiis meel uu ku fariisan ayaan gaarsinay miyuu hilmaamay meesha waxa jegada u dhiibtay digel iyo mirifle ee ninkan biyo iyo basiin ayuu isku daray ee xilka halaga warejiyo xildhibanada digel iyo mirifle wwa in ay nin kale oo meesha ku haboon ay nooga dhiiban kana ilaahow naga qabo yuu na iibsan

  2. Asc waxan leyahy dadka marin hababsan

    Qolo kasto ay ahadan Pro jawari cid u kusi kabaryayo malahan marka hore.
    marka xigta qof kaga habon maba lahan inta so barty DM nin ka aqobn badan kana wayo aragsan maso marin.
    waxa tusale kugu filan inta wax so noqoty ee DM dhageyso hadaladoda mid way duban yihin hal siyasi ah kuma jiro qorkod iskaba daa magacoda ma qori karan.

    marka waxan kalo ku sheega jawaari wiligis ayu siyasi aha ilaa xoriyada dalka marku qatay waxuna ka dhashay beesha kaliya ee lagala tashto masirka qowmiyada marka belaha kale wax lala qeyb sanayo.

    marka nin iska qeyl qeylinayo ha arkin ee siyasada wa qalin iyo buug.
    dal iyo dibad aya la raba inad ku xirnato umada kale inad wax laqeybsato aya la raba.

    aniga igu beel mahan jawari si gar ahna uma tagerayo balse Raxweyn inta kursi kuso farisaty nin ka siyasad wanagsan kana dagan ma arkin beelaha kale oo dhan ad aye ula dhacsan yihin siyasada wanagsan ee u alle u hibey.

    marka meel dheer wax ka arka Raxweyne
    tusale golaha shacabka sidu asaga u qabty nadam ad u wanagsan iyo kala danbeyn aya ka jirta.

    baydhabo markan uso labto labada qolo e mucaradka labada ma jiro qolo si gori ah u mucaradsan wad ogeyd sidey uso dhaweyen.

    Mader iyo sharif xasan tagerayashoda iyo Garabka nuunow labada ad aye uso dhaweyen wuna isku kenay wu wada hadal si.
    halka madaxeynaha iyo rasulwasaraha iyo sharif xasan lagu mudaharadi jiray.

    Qofkaga adiga aya wax ka dhigan karo misna kasban kara ee mucaradnimo lagama hortago siyasada way is bad badasha.

Comments are closed.