Dooro Qofka Ad Is Leedahay Wuu Igu Qaa’insan Yahay Siyaasiyiinta Digil Iyo Mirifle

36
189

3 sheydaanWaxaa beryahan olole la rabo in lagu burburiyo maamulka 6da gobol ka wada magalada baydhaba Gudoomiyaha Barlamanka Maxamed Osman Jawaari, Shariif sakiin iyo Khalid waxaan jeclaan lahaa si aan u ogaano aragtidiina ku aadan kooxadan is baheysatey.

Waxaan halkan hoose idinku soo gudbinayaa doorashooyin ku adan qorka ugu qaainsan ee gadanaaya qadiyada 6da gobol ee koonfur galbeed in aad halkan ka dooaraan si anaga aan u ogaano qofka ey u maleynayaan shacabka koonfur galbeed in uu ugu  horeeyo beecinta koonfur galbeed somaliya.

3 sheydaan

 

[poll id=”2″]

36 COMMENTS

    • Asc, waxbadan wala hadlay war sedex qof lasoo gatay ma badalikaraan mowqifka Dadweynaha D/M ee shacbka ayaa jeefa war aaway aqoonyaada indhreer garatada iyo siiyaasiinta wa in liska dhacsha sedexdaan qof wa dad gatsy dhulkooda kana gaday cadow hore u kharijiiyey geesiyaashii u dhintay 6daan gobol oo hore loo dilay see ku surtogaleysa inaa hadda sii sahlan loo qaato waa inaa taariikkdda dib loo eega la xasuusta ( H.D.M ) war yala oggolaanin salaamtihiin

  1. Asc Waan Idin salamay dhamaan QOwmiyada digil iyo MIrifle Salaan Ka Dib Halkan Waxaad Ku soo Qadaten Sadax Qof Waxadna Dhahden Keba U Qa’insan Aniga Aragtideyda Ma Arko Qofan Jawaari Ahen Oo Qa’in Ah maxaa yelay shekada wey ka soo gudubtay xili af minshar iyo qabqable ee waxaa ku gadanayo waa aqon yahankaga qabqable iyo afminshar waxey ku shaqeyan laba shilin lakiin aqoon yahanka waxow ku fikira mustaqbalkisa iyo meshow tago lacag ku filnaan karto wadan walba oo aduunka ka tago lakiin afminshar waxaas ma garto shilinki la siyo meshow ku dhameya ayow ka bilawa marka xiliga waa xiligii jawaari Ebsanayaay qowmiyada digil iyo mirifle maxka somalia waxey tirahda gurbanki la xado meel lagu tuma la raba jawarina waxow heesta aqoon wadamada adunka oo kula noolan karo waxow xado iyo waxow ku ibsado qowmiyada digil iyo mirifle intaba marka gabagaba ninaan jawaari aheen ma ibsan DM kuwan kale oo shariif xasan iyo khaalid ayagana waxey u tagan yihiin nin gacansigiisa iyo macag raadinayo iyo mid dhaqalahaad heshid halaga sheeka ka tahay khaalid aan ka dhaho kalmad hadow caqli leyahay maskax shaqeysana leyahay qabiilkow ka soo jeedo ayaa idinku filan tariiqda dib u raaca wax ma isku taraan oo cadowga midba midka kale maka dhiciya jawaabta waa maya ruuxasla haka sugina inow rayi keeno ana qadiyad ku fikiro , shariif xasan hadaan u soo dego waqtigow lacagta ka fikirayaay hadow ka fikiri laha dadkisa iyo dhulkiisa maanta lama naceen xilikow indhaha kala qadayna waxey naqatay xili dadka dhan naceen ruuxna hadii dadkii wada naceen waxow samey laha wad ogtihiin waxaan danahisa aheen uma muqanayaan ama jawaaari waa ninka siyasada ku soo galay sida mas dulel yar madaxa la helay ka dib ka soo gudbay masna dhibkow soo maray waa inow waxow ku ilawa hela sida lacag hadey tahay ama qabiil la yasayo lagu tilmamo ,maanta waan ognahay lafta ama qabiilka Eelay waxaa la dhaha wey tugsadaan ama ayaga ayaa ugu lita mirifle waa sida hadalka loo dhigo badana marka jawaari hadow PROfasor yahay waqtigiisa inow soo maray waxaa laga yaaba eney dhagahiisa ku badten waxowsan jecleysan saas daradeed oo ku fikiray qabilkaga looma haayo xishmad iyo garab tagni maxaad ku faley difacida qowmiyadan waa sidaan aniga ku fikiray waxaana laga yaba fikradeyda %95 iney qaldantahay ninkii ku fikirayo ama hayo fikrad saliim ah wellcom to ishabeydhaba comment

    • fadlan fikradaada ha ku ekaato shaqsiga aad isledah ka hadal, e ha u bixin qabiil in aad ku magacawdid halkaan. Mirifle hadan nahay waa is kaseynaa. (ABOW ELEYNA) abadkaa Abookaa ya haadeeee. magacana ogow mirefle ayaa u bixiyey

    • Asc OMI walal waxan ku leeyahay Falaari Gilgilasho kagama harto ayee somali ku mahmahda.

      Walal Dadla afka mayga ku hadla dhan Ayan u naqan Eelay akfkana af elaay ayn dhahna hadan nahay somalida maxaa tiri qolo gaar ah ulama jeedno mideeda kale dadka dega bay iyo bakool gedo iyo sh.hoose iyo jubada dhexe wa wada qaxooti inta badan Gedo iyo Bakol ayaba baryahan ugu daran dadka barakacayasha ah ee awaraha ay sameysay wana somali barkeed marka waxan idin so jeedina dhibka dhaman Digil iyo Mirifle way ka siman yihin oo qabil gar uma ahan ee waxa idinku wacana waa mamul la anta iyo is qadarin xumida iyo qadiyo la anta, ee intad gacmaha is qabsatan cuqdada iyo laqdawada iska deysan dadkina iyo degankina hormarsada wad aragten deeganada qaar oo an wax so sar haba yarate an laheyn sidey hormarka u sameynayan.

      • Daahir waa runta sxb Eelay waba besha ugu ilbaxsan Mirifle uguna aqonta badan uguna deganka badan waxa iga filan siyasinta Mirifle ee an arkay rag iyo dumar maba arkin wax ka yiyasad fican waxay raban iney dhisan way dhismayn waxaysan rabina ma shaqeynayan.

        tusale waxa nogu filan Fowsia gabar ka ilbaxsan oo ila wasir noqoty kuma arkin DM sido kale Pro jawari nin ka aqon iyo siyasad wanagsan oo DM kamid ah oo kursigas ku faristy ma arkina

        sido kale Buga afka mayga Dictionary ga ninka qoray wa isla beshas Pro.Kusow oo UsA kunol

        sido kale Cilmiga diiniga darajada ugu sareysa ee sacudi ay u aqonsaty wa isla beshay wa Sh.Abukar oo Sacudiga kunol

        Marka aqona laguma gaaro siyasadna sido kale marka kii ka miseyrayo asee u taal oo herkas gari la misna deedan in lo taliyo asagan aqon u fagaraha laso istago laheyn wxan leyahy wala wa dad kula dhashe haka miseyrin ee wanaga kaga dayo

  2. salaan dabadeed dadka ma mideeysana ee marka hore halagu dhaqaaqo sidii la isku keeni lahaa qowmiyadaha digil iyo mirifle waa lakajiidayaa iyadoo taasi jirto hadda 3sedexdan iyo wixii shahda lawada waxay u isticmaalayaan awood dhank dawlada iyo dhanka dawladaha igaad iyo tan internatinal,dhaqaalana kama maqna meesha,inta jecel in lixda gobol luqaxooda ku istaagta jecel dhaqaale si kale cayaa loo beeqsanooyaa,laakiin intaasi waxa hor,istaagi kara keliya,dadweeynaha,oo cabaabul fiican loo sameeyo wadadana ka keeno si shacuurtooda meediya u hesho then inta calooshooda fayoona la tiigsadaan hay,cadaha,ama dawladaha caalamka ama ururada caalamka sida un iyo inta jecel nabad kunoolaasho,faquuq laheeyn,wabilaahi towfiiq

  3. shariif sakiin ayaa duli ah asagaana umada doolar ku soo iibsadey wuxuu is leeyahay cid wax kaa qaadi karto malaha laakin waan kula xisaabtamaynaa insha allah

  4. 1-Khaalid Yahuudi waa Captain-ka Khaa’iniinta.
    2-Jawaari ayaa kujira kaalinta 2-aad.
    3-Shariif Sakiin ayaa ugu dambeeya liiskaan, mar aaan waxka weydiiyey arrintaan Mudane Shariif Sakiin ayaa igu yiri: mar haddii laga hadlaayo dhanka Khaa’inimada Khaalid Yaduudna joogo iyo Jawaahir Aalkulo, aniga boos igama banaana…. Cajiiiiib

  5. sedexdoodaba waa qaa’imiin oo dadkooda loosoo adeegsadey illaahoow dadkooda iyo dalkooda ka qabo adaa daa,in ehee bal fiiriya ineysan damiir laheyn gadaashooda galgaduud ayaa maamul goboleed loo sameeyey waana la ansixiyey digil iyo miriflana iyagii ayaa leysku mashquuliyey mujramiintaan ayaa loosoo direy oo xoolaha ah jawaareey isagaaba labadaan kale karoonaaye oo aqoon lehe maxaa ku dhacey sharwade waaba imtixaan umada loosoo diraye xayawaanka kalana goos bixiskiisa ku ekaado

  6. asc walaiskayaqana suaalna kamatagn khaainka digil iyo mirifle mar walba kalajibiya oo na kudaadaala jab koda in uuuyahay sakiin maxad dad kale ubarbardhigaysan dadka kale wa bani aadan waykhdaman lakii umabadna in ay ubareeran

  7. Waxaan aminsanahay jawaari ayaa qayaano wada maxaa yeelay marka hore muxuu u yiri ku adkeysta lixda gobol. Hadii uu ogyahay inuu isbedeli doono asagaa marin habaabiyay qowmiyada DM iyo inta la degto

  8. sakiin sheedhaan shariif ayaa rabaa oo hawiy iyo madahiir cabdiwali ayaa ki iibinayaa dholka goofur galbeet cama dholka digil iyo mirifle ninkaas haliska qabto

  9. Sakiinwaxlagumetelikaro.oobaniaadan.ah.majirowaraabahamooyeewaxaalamidah.walaalkiisaiyogeeseyooobaqtigacunaaneedadkayaanlagumetelin.mhadsanid

  10. Asc waxan so jeedin laha wad marin habab santihin.

    Pro. Jawari dhaqle doon ma ahan
    waa nin nolol fican ku noola wadan yurubna ka yimid shaqo ficana ku haystay

    Marka waxan so jedin laha haka faideystan Digil iyo Mirifle oo manta la dhihi karo waxay u badan yihiin jaahilin an inta badan waxna qorin waxna aqrin waa nin aqon leh oo aragti fog hiigsanayo.

    hadu dhaqale doon yahay dhulkisa ayu Norway ka gadan laha danahodana Wu u fulin laha asaga iyo beesha u ka dhashay ee bohorad noloshoda inta ka dhiman waxay ku noladan ayu heli kara lakin wuxu is leyahay dalkaga ha gadan iyo dadkaga
    aqoontada ugu fa idee dadkaga Aya u bahan manta oo jahilo u badan mahee nolol ma weysano iyo aman.

    sidas ula socda inta maanka gaaban ee sida xun u fikireyso

  11. aniga wahaa u arkaayey sahriif sakiin in ow yahay kan ugu hun lakin wahaa ka sii hun khalid mahaa yeeley dowladan hada dhisan waagi la dhisaayey wa ninki bagadi u keeney in oow metalo nin amahaaro ah odiyaashi bagadi markey arkeen ninkan amaaharada ah la leeyahay bagadi oow metelaa hal mar ay wada kaceen dm low dhiba na heesto ninkan bagadi ma ahan sow noo metelaa markey dheheen shariif hasan aa loo wada ordey ileen asiga dowladan dhinaca dm khabkhable ka ahaa see ku keentey qabiil digil ah in qofkooda aa ku bedesho amahaar aa la yiri wahow ku jawaabey odeygooda khaalid aa ii keeney khaalid marki la weydiyeyna wahow yiri bagadi dad sheegtan waayey marka amhaarka kis lacag ah aan ka qaatey bow yiri marka yaa roon shariif sheydhaan iyo khaalid idinka nii weydiiye wsc

  12. 1-Sherif Hassan mowqifkisa from day one 3 Gobol ayeey ahayd waana la ogo waana leyska celinayeey marna ima bedelinQacin Weyn waaxa aha kan GABALDAYAHA OO KALE ISU BEDBEDELO.2- Khaalid awood uu leyahay ma jirto jagadasi beenta ah ayuu ILASHANOWHAYA Qadiyadna shaqo kuma laha Meshan qofka uu DM kana nooleeyn kana Dhiman waa JAWARY ileen Jagada uu hayoo waa tan ugu weyn Dalka . 6 Gobol mamulkeda asaga wax ka oga asaga dadki Baydhaba ugu tagey sameystana ku dhahay asagana marku Muqdisho ku so Labtey is bedeley hadalkisa ku CADKEYSAN WAYEEY. Somalidu waxa ay ku mahmahyota HANQARARYO HAL LUG UMA JISAYO anagana JAWARY UMA JISEYNO. Waa Barasho horteeda ha ii nicin.

  13. Eelaayga, Jawaareey, aa ugu khaainsan,maxaa weeli asu waaye waha fitnada wado ee qof kalo islaan eh ma wedo ee usu aan iska qawano Eelaay wiik….wiik,oo Tuuksadow walkale an kasaane,oo kistoo beesa eh la siiyi,yaa is galsan oo la heshiisiinaa sheekadaan TIMIR lafaa ku jirta waaye….iska fiiriya mugoo

  14. Asc waxan so jeedina in an la af lagadeen dadka wanaga wada sida Pro jawari wayo ad buu u dadalay daarodna ad bu u neceb yahay siyasad ahan dhulkisa iney ka taliyan rali kama ahan.

    Marka besha calamka wad ogeyden inta jeer ay ku noq noqonayen jawari misna ay ku lahayen adiga aya na hortagan xita sharif xasan besha calamka ayu ku dacwe intasna wu ka madax adegayay inu danahoda u fuliyo ailina mowqifkisa ayu tagan yahay. Dadka Konfur galbed hala hishisiyo waxay rali ka yihina ha sameystan ee yan la qasbin ayu tagan yahay.

    Marka waxan leyahy hadu jawari yirahdo Numow iyo xulufadisa hala so qabto wa qaswadayan mamulka sedaxda gobolna hala dhiso howshan mar hore aye so gaba gabobi laheyd oo inta Ethopiyanka amar la siyo aya laso wada xiri laha sida Axmed daci madina ka talinayay iyo Midki jowhar ka talinayay.

    Marka waxan so jedina iney Raxweyn dib isugu noqdan oo an dacayada jojiyan.

    Walhi Jawari inusan ka kanbaneyn Raxweyn cabsi xagodana ma qabo beel weyn ayu ka dhashy oo degano badan daga xita hadii la dhaho dorasho aya dhaceyso dalka xilibanada hada hay helan kabadan aye helayan oo degmoyin badan aya laga so dorana wiligodna masir kama weyn dowlad walbo la dhiso ila xiligi xoriyada siyasada ad bey ugu nugul yihin wana dad aqon yahano u badan

    waxna so kordhin kara waxna ka badali kara siyasada marka qofkagan caytamayo tarikhda dib u raac.

    Jawari wuxu u doodayo wa dadka qarkis oo yaqana sida comments un lo bixiya ee anan waxna so kordhin karin.

    marka waxan leyahay dadka afka un kanol wanaga uu wado jawari hanaga ba bi inina.

    God aweyso ayu niga so saray sharif xasan oo oday dhaqameyada sida sharkisa isaga badalayo oo marba ki u rabo oday ka dhigayo oo dantis un ilalsanayo iyo ganacsigisa ayu gacan bir ah niga haya hadu nigu so fasaxo sharuf iyo jawari ayaba qeybsan laha waxay DM leyihin o dhan kii hadlana xabsi ayu dhigi laha.

    Marka dad awal leh oo wanaga lo hayo qirayo noqda manta an wax wada qabsano aye mare.

  15. asxaabta horta in wax la is waydiyo muhuma nin walba in uu fikirkiisi ku abiro waa muhiim lkin mida aan ka yaavanahay waxay tahay xasan shekh Aadan muqufkiisi waa hal haba humaado mowqufkiisi su aasha aan idin waydinasy waxay tahay idinkoo Raali ah nin maalin walbo is ba badelaay iyo nin leh aniga dhalasho ahaan waxaan kaso jeeda hawiye ama daarood iyo nin hal mowquf leh Yaa wanagsan ????? mida kale ogow adi hadaa rabtid eelay nogo hadad rabtid leysan nogo hadad rabtid asharaf nogo aday kuu taala nin maxaatiri isku mid baa utihiin waayo kugada aad ku hadleysaan waa maay

  16. Asc waryada Pro jawari maxa idin daba dhigay jaahilo yee mesha isugu yimid kii ka xun iyo kii ku faraxsanba jawari waa madaxdina qofka ugu sareya wa qofka labad ee dalka ugu sareya.
    Xishmad aye ka tahay in u wanaga DM mahee cid uu ka baqayo malahan wuxu raba inu sameyana amar uu bixiyo kaliya aya ku filan sas ula socda hana so bar bardhigina dadka qarkod.

    Midka webka Daafet iskalena waxan u so jedina inu kawantobo fikirada dacifka ah ee u bulshada uso bandhigayo.

  17. SAKIIN WAA QAA’IN, SHAKI AABA IGA JIRO INUU YAHAY ASHARAAF, KAN WAA TUUG HADUU NOQDO MADAX DM ANIGA WAABAN KA BAXAYAA DM.

  18. Enemies are nothing compared to traitors, after all. It’s the people you hold closest who have the most power to make you bleed.Ally Carter

    Think about who have the most power in DM?

    Sharif Hassan from day one meshisa ayuu taganyahay,qayanolehna sababto ah wuxu damacsanyahay from day one ayaa la ogaa. Mana is bedelin ama waa laga raynaya ama waa raynaya. Kan gabaldayaha aha oo marba meel ka shekeyo waye Qayanolaha Allah ha naga qabto Aminnnnnnnnn

  19. I forgive those who murder and steal because they did it out of necessity, but a traitor never.
    Emiliano Zapata

  20. aad ayaan uga xumahey waxa dadka qaar ku fekeraan, Jawari waa nin Illah ka badqa, Qaaina ma aha. Waa nin DM jecel in ay wax noqdaan. Marwalbana waa sheegaa aniga waxaan siyaasad ugu soo noqdey in aan Baarlamaanka toosiyo DM na dowlad u sameeyo. Lakin hadii Odayaashii DM 75% ay lacag qaateen oo ay Muqdisho yimaadeen oo ay leeyihiin waan ogolnahey SW3, Hadana Jawari wuxuu isku dayey in uu badbaadsho umadiisa. wuxuu qaatey go’aan adag oo dhib badan. Lakiin ogaada hadaan hada diidno tan in laweyn doono Shabeellada Hoose ogaada.

  21. Waxaa nasiib daro ah in dad Digil iyo Mirifle sidaan u hadlaan, waxaa ka sii daran maamulka website – ka oo war qilaaf intaa la eg bulsho weynta D & M dhex dhigo, waxaad moodaa in risaaladdaba na soo gaarin, war maxaad ka hadleysaan, side u hadleysaan, waxaa la sheegay waagii Dayax gacmeedkii koowaad sare loo diray baa sheikh masri af fatwooday oo yiri waxaasi ma dhici karto diinteenana ma sheegin, laakiin wey dhacday, sheekhaasi deentiina ka been sheeg kartda eebe bani’adanka siiyayna ka been sheeg, war wax iskula hara Digil iyo Miriflena meel ha uga dhicina, mawduuca aad meesha keenteena ka saara waxay boog ku tahay sumcadda Daafeed iyo guud ahaan dadka D & M ah

  22. Asc, aniguu waxaan leeyahay 3-Qof waa inaa loo taxaabo xabsiga waa Dambiile dambi ka galay D/M thariikhda ma iilaawidoonto wa khayimiin dhaqar qabe doorimeyno ha naga baxaan wa dad dhulkooda beec ah ma jirto doorasho Wasc///////

  23. Sedexda an waa kala xariifsan yihiin
    Shariif ka waa xariif dantiisa Kaliya yaqaano oo geesi ah
    Khalid waa nacaa khaa’in ah oo Lagu adeegto
    Jawaarey waa khan’in fully ah
    WAA KA SIMAN YIHIIN. KHAYAANADA

  24. 3duba waa isma dhaanto,ali mahdi intu arkey wuxuu yiri”aqli ayaan jirin”aqligu waa jowharad,cilmi baro ku dar qiyaastaada.digilmirifle waxaa ka maqan” muwadin u dhashey”waa la heli doona kuwaan allah haka qabto”ku dhashey da ah”

Comments are closed.