Dhegayso..Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar”Aniga waxaa ogaa maamul Lixgobol ah oo Baydhabo laga dhisay..Waxa la furay maantana waa Ihaano”

4
47

mukWaxaan maanta nasiib u helnay in gudaha Studio-yaheena Wadajirradio ee magaaladan Atlanta aynu kula kulano Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar kana wareysano dhacdooyinka haatan taagan gaar ahaan kulanka ay magaalada Baydhaba ka wadafureen Gudoomiye Jawaari iyo Ra’isulwasaare CabdiWeli ee maamulka loogu samaynaayo gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelaha hoose

Halkan ka dhegayso Wareysiga

 

Unknown Album

 

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

 

muqtaar mobil

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Prof mahamed haji mukhtaar nooloow weligaa dadkaaga haday kaaga baahanyihiin aqoontaada iyo kartidaada in aad wax ugu qabato wax qabashaduna ma aha keli in gacantu wax lagu sameeyo hadalka iyo cadaalad kahadlida wax qabasho barkeed waaye thank you so much our aqoonyahan mumad haaja mukhtaa

  2. Prof Mahamed Haji Mukhtaar dadkaga maanta ayey ku bahanyihiin Cado qate ayaa saan Dadki iyo deganadi uu galowhaya iney qory dadka isgu dhiban ayeey rabaan si baydhaba shacabkeda lo xasuqo oo City of Death nanagu so celiyo ileen Shirka 3 Gobol waxa fadhiya oo Dhulka ayeey wax ku leyihiin la yiri kuwi shaley matada naga xasuqey.

    Dacwad ka dhan shirka 3 Gobol UN waqa in aan uu Gudbina AQOONYAHADA ugu waweyn ee South West Somaliya ayuu ka mid yahay Prof.waan shaqsi ka madax cado Qate nimo

    Diaspora Unity, Unity Unity to prevent another GENOCIDE. dadkena dulman waa inaan barbar istagna intey gori goor tahay

  3. dadyow sadexda gobal nooqada kuwa kale wada xaajood aan lagelnee hada waxba gacamo nooguma jiraanee aqli isu yeeley dadkana kadaya tafraaruqa

Comments are closed.