Maxey Kula Tahay Inuu Ku Dhaman Doono Shirka Baydhabo Ka Socoda?

18
34

kaanidWaxaa magaalada Baydhabo si wadajir ah shir lagu dhisaayo maamul ay yeeshaan gobolada Bay,Shabeelaha hoose iyo Bakool uga furay Gudoomiye Jawaari iyo Ra’isulwasaare Cabdiweli,Waxaana ka qaybgalka shirkaasi diiday Madaxweyne Madoobe Nuunoow iyo Madaxda golayaasha Dowlada KoonfurGalbeed.

[poll id=”3″]

18 COMMENTS

  1. Maah Maah soomaaliyeed ayaa dhahda : ( dhado roob noqon wayday ) shirka baydhabo waa riyo, riyana run manoqoto.

    Lacagta uu qaatay ( virus jawaari ) ayuu ku xalaashanay shirka baydhabo janaay.

  2. muguulesanaayo insha alaah hadiidulakajiro waana iskacadahay inuuladhulamaayo reerkoonfurgalbeed laakiin inkiidhulawado ilaaheyhanaqabto walaaliyaal wahaniwaa aduuyo waalagatagaa ascwr wb koonfurgalbeebhaguulleysato bbbbbbbbbbbbyyyyyyyyyyyy asc wr wb

  3. waxay ilatahay aniga haduu ilaahey uu yiraahdo in dadka ay is fahmi doonaan oo maamul oo ay wada jecel yihiin ay dhisan doonaan oo lagu farxaay dadkeygiyow xoogaa masaxda halaga sha qeeyo wayo wax aan soconeynin nagadaay waxa welba masax ayuu rabaa xoog wax wa lagu wayey meesha ay caalamka noo doortaan hala qaato kadibna wixii xaq aan u leenahay wadahadal halgu dhameeyo adoo maamul kuu dhisan oo dadkaaga na aad hoos tageysida hadalkaagii qiimo badan ayuu leeyhay baydhabo kaliya maamulka kadhisan waxb mataro oo gobaladeena oodhan halakeeno maamulka aan isku raacno oo hada wax aan ku korkortano aan helno aniga sasi ayaan qabaa meel cidla anigaa maamula waxba noomatarto meshii aan kaalmo ka heleyno oo caalamkana nagu taageeraayo hala raadiyo isu tanasula

  4. asc aniga waxaan qabaa inaan lagu guuleysan doonin shirkan waxaa taa igala sii daran inta maamul gobaleed ee somalia ka jira ma jiro hal maamul oo ey dowlada federaalka ama kuwa shisheeyaha ay maamul ay u soo sameeyeen maamul gobaleedyadaasi oo ay shicibkooda soo sameysteen marka waxaan arkaa shicibka dm inaaney lahayn xaquuqdaa ee loo awood sheeganaayo balse taa looga bixi karo dm oo UNITED noqda taana ma arko waxaan arkaa umad lakala iibsanaayo oo aan SAME DIRECTION u socon…waxaan u jawaabayaa walaalkey mahamed oo yiri maskaxda ha laga shaqeysiiyo ma xuma taas laakiin waxa naloo ogolyahay waa un bay iyo bakool sh/hoose waa un afka waayo dowlada hadey run wadato habar gidir ha ka soo nadiifiso sh/hoose then MY BRAIN WILL WORK!!!

  5. Waxaan u arkaa inuu fashilmi doono weliba sida uGu dhakhsiyaha badan , islamarah aantaasna labadan qof ee karaamadii D/M dhulka kujiideen ( jawaari & shariif xasn )., inuu ilaahay dulayn doono oo ay u dhiman doonan qahar, inshaa’alah,, waayo ilaahay qur’aanliisa wuxuu kuyiri sida :
    ولا يحيق مكر سئه الا باهله
    صدق الله العظيمز

  6. Guul Allah ma siiyo shir ma ahaa waa Shirqoool ay so malegeeyn Tugo Dm ku cabtirsato oo cado qatayaal ah Alleh iyo Rasuulna aqooniin Qadiyad warkedaba iska dhaafe Historiga ayeey Baal Madow ka Galeen Insha Allah in Bugaagta Schoolada lagu Dhigo lagu qoro ayaan ku dadaleyna si firkoda hata dadka uu aminiin . Qatuma seeg ayaa ku dhacdey Subhanallah.

  7. asxaabey madoobe nuunoow waan taageersanahay laakin sida uu rabo masoconeyso maxa yeelay madoobe nuunoow 20 kii sano dadkiisa laxasuuqaayay intuu kumaqnaaa hada muu hurdo kasoo kacay war 3 gobal raaac dheh hal ruux qori kaarabiin wata oo meel ujooga malahan markaasaa maalin waa aaaa aaaa uu ku hayaaaa umada ha qasine isgaga carar meesha

  8. umada dhulboobka wada ayaan rabin in uu guulesto shirkaan iyo kuwo duurka xoolaha ku heeysto oo degeen ahanba aan udhalan dhulka oo xoolaha kaliya keeney kuwaasi ayaan rabin uu guuleysto shirka war dadyow hurdada ka kaca shirkaan hala taageero wayo hadhow wax aad ku gorgortanto ayaad heleysaa waayo hada maamulkaada in lakala tuuro dadka aan kor ku soo sheegey ayaa dan uga jirto

  9. Waxaan l fajacay Xaabsade iyo aadan Madoobe oo markii RRA Allahn u naxariistee Shaatiguduud rabay in 6da gobol uu dhiso oo Itoobiya ii Somali badan taageereen ay diideen, maanta oo taas dartood u socon weeyday ay iska cabaadaan.
    Dad kaagoow hor dareershey noqodi, bakhti cunaaw ma huraaw!!!!!!

  10. BARASHO HORTEDA HA II NICIN.KUWI SHALEY LO SO ADEGSADEY BURBURINTA MAMULKI 6 GOBOL AYAA HADAN HADLAYAAN AFKODA IYO CALOSHODA ISMA LAHA .WAA DAD KALSONIDA ISKU QABIN DAL IYO DADNA SHAQO KUMA LAHA.ALLEH SUBHANALLAH WAA TACALA AYAA LAGA MAGAN GALEY INTII DHIBKENA KA TALINOWHASO AMIN.
    ALLAHAYOW CADO QATE HA NAGA YEELIN AMINNNNNNNNNNNN
    ALLAHAYOW YANEY SHARFTENA SHILIMAD SISAN ,AMINNNNN.
    ALLAHAYOW ASAGENA YUU NAGU ADEEGAN AMINNNNNNNNNNNNNN
    ALLAHAYOW DAMIRLAWE HA NAGA DHIGIN. AMINNNNNNNNNNN
    ALLAHAYOW DADKENA IYO DEGANADENA KUWI DOLLAR SISTA HA NAGA YEELIN .AMINNN.
    ALLAHAYOW DACIF LAGU ADEGTO HA NAGA YEELIN. AMINNN
    ALLAHAYOW KARTIDA IYO KALSONIDA HA NAGA QADIN AMINNNNN

  11. SHIRKA HAWIYE, DAROOD, JERRER WEYNE, REER XAMAR IYO DM KULI WEY FADHIYAAN WAX KA MAQAN MA JIRTO. KUWA KU HAYA SHIRKA HALA TAAGEERO SABABNA UGA DHIGAYO HADHOW AAD HAYSATA WAXAD KU GORGORTANTO MAXA KA QALDAN? YASE LA GORGORTAMEYSA ILEEN SOMALI OO DHAN AYAABA 3GOBOL MAMULKODA SHIRKA KUGULA AHEE ,
    WAXAN SHIR MA AHAA WAA SHIRQOOL OO LAGU RABO IN GUMEYSI CUSUB MATADENA LAGU GELIYO DEGANADENANA AY NOQDAAN KUWO SOMALI WEYN DHAN UU DHHEYSO NOT ONLY KUWA DEGA .

  12. waa xaqiiqo wuu guuleysinayaaaa teeda kale daafeed waxaadtihiin dad laalush qaata ee u adeega mooryaanta sh hoose waayo dadka waxaadku mashquuliseen axmed madoowe waxaad iska indho tireysaan dadkana kamashquuliseen dhibaatada mooriyaaanta sh hoose war hoooy shirka3gobol taageera axmed madowe anigooo quwad leh ooo mideysan ayaaan u tagi doonaaa guuuul k.G waxii daba dhilif u ah yahuuuda somaliya waa habar gidir hoooos

Comments are closed.