Dhegeyso: Odayaal isaga Baxay Shirkii Shaley Ka Furmey Magalada Kismanyo

1
24

xasanMagaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa shaley waxaa uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ka Furay Shirka dib u heshiisiinta Dadka Dega Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.

Suldaan Cabdi oo ka mid ah Odayaasha ka qeybgalay Shirka Magaalada Kismaayo islamarkaana la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Shirka ay ugu baxeen Caqabado badan oo ka jira Magaalada Kismaayo iyo Dhaliilo ay tabanayaan.

 

shirkii kismanyo

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

shirkii kismanyo mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.