Dhegeyso:-War Deg Deg Ah Shirkii Ka Furmey Baydhabo oo Hakad Galey

1
35

kaanidWararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in uu hakad ku yimid Shirkii Dib u heshiisiita ee Magaalada Baydhabo uu ka furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed.

Wararka ayaa sheegaya in Sababaha loo hakiyay Shirka Baydhabo ay tahay Shika kale ee Dib u heshiisiinta Dadka Dega Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee ka furmay Kismaayo in ay ka soo horjeedan Waxgaradka ka qeyb galaya Shirka Baydhabo.

 

shikii baydhabo

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

shikii baydhabo mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. ASC SHIRKA KASOCDO BAYDHABO WAXKAJIRO MALAHA INAY KUSHIRANA INLO OGOLADO MAY AHAYN MESHA WAXA KACAD IN DIGIL IYO MIRIFLE WALI GUMAYSTAHA AYSAN KAXOROBIN MADAMA WALI TALO DADKALE KASUGAYAN DOWLADA SOMALIDA WA IN DADKA SINTO BOBLANA DADKA KALAHADASHO MUDNANTA WAXALEH DADKA GOBOLADA UDHASHAY 6 GOBOL KONFURGALBED MIDNIMO GULL TAKK SKAL DU

Comments are closed.