DAAWO: Xogwaran oo Xalay Lagu Weeraray Ra’iisal Wasaare C/weli Iyo Madaxweyne Xasan (C/weli Umada Soomaaliyeed Ayuu Madaxa Isku Geliyay) »

0
46

xog-waranWaxaa Xalay Barnaamishka Xogwaran ee kabaxa Kalsan TV lagu weeraray Madaxda Dowlada Muqdisho C/weli Sheekh iyo Xasan Sheekh.

Barnaamishka ayaa looga hadlay waxa uu salka ku hayo Khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed, waxaana marti ku ahaa Agaasimaha Ishabaydhaba Ilyaas Saciid (Qalinle) iyo Korneyl Cabdulaahi Dulle.

Barnaamishka oo Dhameystiran Halka Hoose Ka Daawo.