Daawo:- Socdaalkii Uu suldaan Warsame Ku tegey Degmada Qoryooleey

6
64

warsameHalkan hose ka daawo safarkii uu dhawaan Suldaan warsame ku tegey degmada qoryooleey halkaas oo uu kula soo kulmey shacabka degmada qoryooleey waana suldaankii ugu horeeyey ee kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose oo socdaal ku tago degmooyinka ey kasoo jeedaan intooda badan waxa guryo u ah magalada muqdhsi oo ey saldhi ka sameysteen.

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. Maasha ALLAAH Suldanka walagu ogaa kartida iyo dadaalka waxuu kaloo qabtay inuu raray dadka reer Shabeelada Hoose kudhawaad dhowr kun oo qaxooti ah oo ku dhibaateysnaa xerooyinka IDP’s ka ee muqdisho kusugnaa. Qeyr ALLAHA kasiiyo waa laa shugri calal waajib ayaan lee nahay suldanka Salaadinta kale waxaan lee yahay ku daysada Suldanka.

  2. Asc waxan ad ugu xumahay dhibatada manta somaliya ku habsaty.

    waxa nasib daro ah in dadkeyga layga wardiyeyo oo an shisheye danbido.

    waa masibo an gacmaheyna ku kasbanay
    oo wili raacdkeda kusi daba jirna oo an kawantobi la nahay.

    manta waxan ka xumahay in qabailada somaliyeed ay ad isku naceyn xuman tii ugu danbeysay in ninka walalkis uu wax noqdo wuxu ka dorbida in u shisheye wax noqdo wanaga qofka walalkisna Wu ka xun yahay ninka somaliga.

    Taasi waxan ka dhaxalnay dagal an jogsi layen dhiig bin Adan oo malin kasta daata iyo nin an kugu diin iyo kugu dad eheyn oo miciin la bido.

    Waa masiba rabani ah waxan ugu bixi karna inan alle uso noqono wada tosana an alle ka barino inu na wafajiyo.

    Qof kasto somali ahna masul ba ka saran inu dhankisa wanaga ka bilawo kii xun iyo ki qabyalad iyo xuman kuwada umadana an iska qabano anagoo an firineyn ka na xiga iyo kan kale.

    Madaxda dalkana waxan uso jedina iney cadalada ka shaqeyan oo aysan qofna xigsan kan dulman iyo kan wax dulminaya iney labadaba cadad u falan.

    isha alahwan ka baxeyna inan shisheye maciin badno oo dadkeyna nalaga ilaliyo.

  3. Arreey kan iyo Aabahiisaba weligood ma noqonin Suldaan ee waxey ahaan jireen dad ay ku shaqeystaan tuugada ka macaasha kheyraadka Qoryooleey.

    Runta waxey tahay in Beesha ay sheegtaan JIIDO ayasan Qoryooleey ku laheynin xittaa laba guri , aysanna jirin meel degmo ah oo si rasmi ah ay ugu badan yihiin, laakin waa munaafaqiin sheegta wax aysan ahaynin.

    Somalida waxey horey ugu maah maahdey ” LOOGOW, LA ARKI DOONEE” taasoo aan ula jeedo iney xaqiiqda soo bixi doonto, lana arki doono haddii ay Shabeelaha Hoose ka dhacdo doorasho Run ah maraas aan arki doonaa haddii ay JIIDO leedahay degmada ay sheeganeyso iyo in kale INSHA ALAAHU,aamiin.

  4. kkkkkkkkkkkkk farax Xirsi waxaan u maleynaaa waxad Suldamka iyo reer Jiido dhan aad u haysato inaan tahay dadka wata dhul boobka ee anan degmo iwm anan laheyn ee 25 sano ee wadanka qasnaa ku indha furtay oo anan waxba kala socon gobolka shabeelada Hoose ee waxaad dib u racdaa tariikhda iyo siduu Gobalka ahaa hadaad ka yartahayna 30 sano waqti ha iskaga lumen boob iyo dhac iyo qori Habargidir ayaa wax ku qaadi lahedy markey daashay dib uGu labanooso iney dhistaan gobalada dhexe ee waxaan ku dhihi lahaa Kulishee-un irjicuu ilal asli ee dhiul aadan laheyn dhul kuuma noqdoo ee intuusan waaga kuugu baryin dhulkaaga raadso waxaan ka hadlaayo waad garaneysaa Suldamkana afkaaga kadaa doqonyahow dabaalka ah oo anan garashada laheyn. xiligii mooryaan nimadda waa dhamaatay. ee lakinse garaadlaawe ayaad tahay taas ayaa kee neyso inaadan faaraxoow damiir leheyn. kkkkkkkkkkkkkkk

  5. xaar wayne farrax xirsi xirsi halugu gooyo inaad soo waalatay baan arka haddii aad leedahay jiido ma laha qoryoley taas kuma hadlo nin waalan ma ogee ee hadaad dhul weyday hasoo waalan

  6. lower sh doqonkaan wato dad ayuu doqon nimo ku caaynayaa farax ninkaan wato ma difaacayo oo waa nin sidaadoo kkale wareersan dad dhan tuugo ku tilmaamayo hadalkiisa hg waa yahay aad dhaheyso inuu u cuqdadeesan yahay ayaa ka muuqata sidaadoo kale reerkaan hg necbow ama iska dhaaf dagmooyinka g sh waa dad alle ku beeray runta hada iska indha tirto bari ayada uunbaad usoo laaban digil waa dad aan xulufo nahay oo nabad iyo wada noolaasho naga dhaxeyso ugaaska jiidana dhulkiisa ayuusoo booqday dadka ka xun ee caayayo waa dadka hargeysa looga soo dhahay anagaa idincaawineyno sh.h ayaa leedihiine sheegta..

Comments are closed.