Dhegayso..Shirka Kismaayo oo hakad galay burburna qarka u saaran

0
24

kistaaShirkii ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa hakad ku yimid ka dib markii ergooyinkii lagu casuumay ay imaan waayeen shirka, Halka warar soo baxaya ay sheegayaan in shirkuba uu burbur qarka u soo raayanhay oo ergooyinka jooga qaarkood uu maandhaaf siyaasadeed aad u adag soo kala dhexgalay.

Hadaba arimahaasi oo dhan waxaan ka wareysanay Dr Shire Cabdi Xasan oo ka mid ah ergooyinka ka qaybgalayay shirka Kismaayo

 

.Dr Shir Cabdi Xasan