Dhegayso..Shirka Baydhabo oo laysku Maandhaafay iyo Banaabax Maanta ka dhici Doona Baydhaba

4
47

oldWali magaalada Baydhabo waxaa ka socda shir ay diidanyihiin shacabka magaalada Baydhabo kaasi oo ay gadaal ka riixayaan siyaasiyiin leh dano gaar ah,Wararkii ugu danbeeyay ee shirka maanta ayaa waxaa laga soo sheegayaa in lagu kala kacay kadib kolkii wakiilada Dowlada(Wasiir Khaalid iyo Malaaqyada) ay isku maandhaafeen qaabka shirka.

Waxaan arimahaasi ka wareesanay Axmed Saadaq oo ah wariye jooga magaalada Baydhabo.

 

Axmed Saadaq

4 COMMENTS

  1. walaahi waa dulun cad oo Dul mineysaan shacabkiina odayaasha waxaa sucaal iga ah yaa oday u Tihiin ma rabitaanka shacbkiina ayaad horkeycysaan mise wax alaale waxa uu dhibayo shacabkiina ayaad sameyneysaan xadaba odayow oday waxad ku tahay shacabkiina in aad Fulisaan hadii kale tariiq xumada xada ku jirtaan ayaad ku dhimaneysaan baaxi waa wax laga baxo balse eeb ayey rebeysaa

  2. waxan shacabka konfurgalbeed somaliya o6 dagobol ushegayna in rabitankoda ku ad keystan dolada lashegaya wa inka antarnashanalkuniga rabitankiina madi karan waxad rabtan aya shaqeeynaya nimanka iskuhegaya wasiiro idinka ka awod badan adegaiyo rabitan kina ayay lacagku cunayan wadaley umad kala u adeega SWS6 wa guuleystay iska celiya kumudaharada codkiina aya malayin kaqiimo badan midnimo sharaf iyo karamo waxa no ah konfurgalbeed 6gobol ilah ayana siiyay qof nodidi karo maleh haben iyo malin jiritan kena iyo mustaqbalka caruur teena qof danagar ah leh yunaga burburinin konfur galbeed 6 guul madaxweyne madowa nuunow iyo gudomiyaha golaha gurtida malaq xasan shure maxamuud guul waygulesteen goan koda aya fulaya insha allaah waxay diideen in ay dhulkoda kagadan dad an dhulqabin xaqa aya sodahiyay dardaran kena wa konfurgalbeed6 wa muqadas kii nagu diidana wan iska celinayayna wan udhimaneyna insha allaan

  3. War Khalid ninka la dhahayo waanin amar asagisa so siiyeen oo marna raigisa ama fikradisa ka dhiban karin kana xor imankari wuxuu ka mid anasirta jago ku dimayahsa ah oo Gumeystaha red caroedka uu fidiyo baydhaba ha laga so buriyo nin gurigu iyo tuladi uu ku dhashtey la haysto muxuu BAYDHABA Shacbkeda uu shegaya aan DULLI iyo GUMEYSI ogolada . Tugada Baydhaba joogta oo Xamar laga so dire Cabdiwellina uu ku shaqeysanowhaya soo Buriya Shacabka reer Baydhaba Geysiin aan gumeysi ogoleyn aad tihiine.GUUl Waarta Mamul Goboledka Koofur Galbeed.Nimaka idinla jooga waa adegayaal lagu adegto Buriya Tugada is bahaysatey aan Xishoneyniin Damirna aan lahaynayaga Duleysane yeey Dulli idin Badin .

  4. Asc, walaalayaal, odayaasha waa dadaalayaan. Laakiin waa la jiiraa sababtoo ah, nimankaan horboodaya 3 gobol waxay lahaan jireen NGO, horey udhaceen D/M laga soo bilaabo 1991ilaa hada, Waxay xirriir adag la leeyihiin UN office. Hogaamiyahoodina waa shariif. Markaa hadii diyaasbarada dibada aanan help garayn odayaasha. Magaca iyo dhulka laguugu qasbo hada 500 sano ayuu nadaba soconaa. Ee hala caawiyo odoyaasha.

Comments are closed.