Daawo:-Beel Kalsoonidii kala noqodey Axmed Madoobe

1
25

kismKulan ey yeesheen beesha Jiwaaq Absame ayaa waxaa ey kalsoonidii kala laabteen hogaamiyaha raskambooni Axmed Madoobe kulankani ayaa waxaa uu ka dhacay magalada neyrobi waxaana uu u dhacay sidan.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Xaqa afka hadii la qabto oofaha ayuu ka dilaacaa. Umada Soomaaliyeed xaqa ala ha garansiiyo. Awil wey taageersanaayeen xaq darada manta ayey falaartii ku soo foorartey. Hada iyo dan Qabiil ma dooneyno dadka is ka leh deegaanka wax la qeybsada gogosha wey fidsan tahay KG6. Guul Guul Guul

Comments are closed.