Ogeysiis: Dhamaan Bulsho Weynta Somaliyeed Meel walba oo ay Joogaan

6
29

ElifMaayFest 2Dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida la ogeysiinayaa in magalada toronto lagu qaban doono 20 guuriradii kasoo wareegtey qorida Afka Maayga barnaamijkan oo logu magac darey  Elif Maay Fest kaasoo loogu tala galey in lagu soo bandhigo hidaha iyo dhaqanka bulshada ku hada Afka Maayga, taariiqda guud ee somaliya gaar ahaan mida bulsho weynta ku hadasha afka mayga.

ElifMaayFest 2

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. guuleysta inta soo diyaarisey iyo inta isku soo duba ridey in dhinac walbo laga kaco waa wax.loo baahan yahay sidii bari ubadkaan dhalney ay uga faaiideystaan mira aan maanta abuureyno.

  2. Asc bacadaje way in mahad. Nagay illaahagii na”abuuri tan kale aad iyo aad ya in faylatin illaahay san garabgala

  3. Waa ummad aan jirin tayo ahaan ee la rabo in ay ku hadlaan afkooda hooyo laakin aan oggoleen. PROF. MUKHTAAR WAX WEYN AYUU KA QAATAY BARAARUJINTA DADKIISA LAAKIN WAA HAL BACAD LAGU LISAY. DADKA AAD U DADAALEYSID MA AHA DAD NASAB AH. TUSAALE WAXAA KUU AH 1955 MEESHAAN JOOGNAY IYO MAANTA MEESHAA AAN JOOGNO DHUL IYO DADBA AAN JIRIN.

Comments are closed.