Dhegeyo:- Gudoomiyaha Deegaanka Aato ee Gobolka Bakool oo Sheegey in Hooyo Iyo Labadeeda caruur Ay u Dhinteen Biyo La,aan

5
77

abaarDeegaanka Aato ee Gobalka Bakool oo ku dhow Xuduuda Soomaaliya ay la wadaagto Ethiopia ayaa laga soo sheegay xiligan abaar daran in ay ka jirto.

Gudoomiyaha Deegaanka Aato Dubad Xasan Cali waa oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay Xaalad Qatar ah inay ka jiraan Deegaanka.

Gudoomiyaha Deegaankaasi ayaa sidoo kale sheegay cidna gargaar in aysan soo gaarsiin ayna Go’dooonsan yahiin gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegey in ey u dhinteen biyo la,aan hooyo iyo mabadeeda caruur qaar kalana ey qatar ugu jiraan.

 

abaraha bakool

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

abaraha bakool mobil

 

 

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Allah ha uu naxaristo intii dhimatey waa geeri hanuun badan.Somaliya Cidna uma Maqana Cellna uma Qodna. Wadanka Dowlad ayaa ka jirtoayaa la yiri aweye maxa ay qabanowhayaan Air Condition ay Moqdisho Hoteladeeda ugu dhex jiraan biyo Moya Sihana (SAFI) ku cabowhayaan shacabki ay Responsabilka ka ahayeena dariqyada ayuu biyo la’aan iyo badar la’aan ugu dhamanowhaya. Kitabki Alleh aad ku dharateen ha idin qabto ASWT ayaa awodasi lahee AMINNNNNNNNNNNNNNNN

  2. Midda kale Degmada Aato oo Gobolka Bakool kamawaa DM deganadisa kuwa ka mid ah Magaca gudomiya degmadasi DUBAD uma eka magacyadi dadka dhulkasi uu dhashtey oo ah DM. Bakool maba dhinac laga haysta? war sidee wax uu socdaan

  3. Kkkkkkkkkkkkkkk ruuuux ku qoran macdhuleeed ma jiraaa mida kale xareed waxan waydiinayaaa in uu noosheeego dadka uu ku yaqaano halkaas dubat hasdan ali aniga waan aqaan waa gudoomiya degmada aato ee gobalka bakool even hadad rabto cida uu yahay iyo qabiil kiisa waa beesha absame barasha wanaagsan wabilahi towfiq

  4. Waxan ku darsanayaaaa qofkastaa waxa uu ka hadlaayo waa in uu aqoon u leeyahay aniga waxan jogaaa degmada ceelbarde ee gobalka bakool aad ayaan u aqaan dubad hassan ali dahir eee ma waxaa dhib noqotay qofka in uu dadkiisa dhibka hayaa in uu ka hadlosomalida ayaa baryahan dambe iska noqotay in ay ruux aysan aqoon dusha ka fuulaaan xareed dadka baro kadib ayaad rayigaada dhiiban doontaa insha alah

Comments are closed.