Dhegayso..Ra’isul wasaare CabdiWeli oo beeshiisa ku eedeysay inuu galay khiyaano Qaran.

1
46

ducaale

 

 

 

 

 

 

 

Axmed Faarax Ducaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta beesha Mariixaan oo maanta hadlay ayaa waxa uu Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ku Eedeeyay inuu hor taagan yahay Shirka Garbahaareey.
waxa uu sheegay in Ra’isal Wasaaraha uusan ahayn Daacad oo u u xaglinayo Shaqsiyaad iyo beelo gaar ah waxa uuna xusay in Ra’isul Wasaaraha loogu baahan yahay inuu simo dhamaan beelaha Soomaaliyeed.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

KU dhegayso Moobilkaaga

1 COMMENT

  1. Gobanimo,iyo Gesinimo waa uu dhalasho waan xildhiban isku kalsoon xilkisa gudanayo madama uu arkey shacabki uu matalayeey in la dulminowhayo inuu ka hadlo waa ku wajib. Anaga kuwena Ninka qayanada dhulka iyo dadka ku haaya wey ka hadli wayeeyn. Cabsi Allah nagu leh tasi ha ogadaan cado qatayeesha nabada iyo xorumarka Kofur Galbeed xor tagan

Comments are closed.